Koobka aduunka bilaabashadiisa waxaa k harsan 22-maalmood sidaa darteed taageerayaasha aduunka oo idil dalka Brazil ayay kusii qul qulayaan waxayna doonayaan inay xulalkooda u sacabo tumaan, sidaa darteed waxaa lasoo bandhigay Gabdadha aadka u quruxda badan ee tartankan u daawasho tagi doonaan, waxaana si gaar ah loo soo xulay dalalka ugu caansan ee koobka aduunka kasoo qayb gali doonaan iyo gabdhaha quruxda badan oo ay garoomada kusoo bandhigi doonaa, hadaba hoos kaga bog hablaha la filaayo inay koobka aduunka bilaan xagaagan iyo dalalka ay ka socdaan:
Australia :Football Female Fans in World Cup :
Japan : Football Female Fans in World Cup :
South Korea : Football Female Fans in World Cup :
Mexico : Football Female Fans in World Cup :
United States : Football Female Fans in World Cup :
Switzerland : Football Female Fans in World Cup :
Spain : Football Female Fans in World Cup :
Russia : Football Female Fans in World Cup :
Portugal : Football Female Fans in World Cup :
Netherlands : Football Female Fans in World Cup :
Italy : Football Female Fans in World Cup :
Greece : Football Female Fans in World Cup :
Germany : Football Female Fans in World Cup :
France : Football Female Fans in World Cup :
England : Football Female Fans in World Cup :
Croatia : Football Female Fans in World Cup :
Codkaaga: Wadankee Ayaa Ugu Naago Qurxoon ama kusoo jiidan kara marka aad aragto sawiradooda?
c kariim Qalinle
May 21, 2014 at 10:13 AM
Spain gabadha dhaxda ku jirtaa ee big-kiss hawada soo marineeso ayaa isoo jiidatay Kuwa Italy khaasatan labada dhex ku jiraa ayagana waa qatar Kuwa Germany ayagana caadi ma ahan lkn Kuwa England ayaa igula xun
cali qays
May 21, 2014 at 10:17 AM
Englan
Caamiri SK
May 21, 2014 at 11:44 AM
Waxa igula qurux bdn Holland iyo Russia
amiin
May 21, 2014 at 2:22 PM
mexico fermale
mahamed
May 21, 2014 at 3:43 PM
Sawiryaashaan oo dhan Gabdhaha Croatia ayaa ugo qurox badan
nemku waa awaale
May 22, 2014 at 9:40 AM
waxaa kuleh england iyo holland
ifraax sahal
May 24, 2014 at 9:49 AM
waxaa ku gulaysan doonta gobka aduunka franche
abdimalik dhajka
May 30, 2014 at 5:51 AM
waxaa dhamaan ku leh itly viva italy