Home » Maxaa Cusub » Kadib Iibka Di Maria Waa Kuwee 10-ka Xidig Ee Ugu Qaalisan Oo Ay Iibsadeen Kooxaha Premier League

Kadib Iibka Di Maria Waa Kuwee 10-ka Xidig Ee Ugu Qaalisan Oo Ay Iibsadeen Kooxaha Premier League


1409060620241_wps_2_Mandatory_Credit_Photo_by

maadaama Di Maria Uu Noqday xidigga ugu qaalisan ee kooxaha Premier League ay iibsadaan  kadib markii ay Manchester United KU Iibsatay 59.7 Malyan ayaan waxaan idiin soo gudbineynaa Tobankii Xidig Ee ugu qaalisanaa oo ay soo iibsadeen kooxaha ka dhisan Horyaalka England.

Di Maria ayaa rikoorkaan ka jabiyey Fernand Torres 50,000 ay Liverpool uga iibisay kooxda Chelsea January 2011.

Haddaba liiska oo dhameystiran halkaan ka akhriso:

 
Sanadka Xidigga Ka yimid U Yimid Qiimaha (œ)
Jan-95 Andy Cole Newcastle United Manchester United œ7,000,000
Jun-95 Dennis Bergkamp Internazionale Arsenal œ7,500,000
Jun-95 Stan Collymore Nottingham Forest Liverpool œ8,500,000
Jul-96 Alan Shearer Blackburn Rovers Newcastle United œ15,000,000
Jul-01 Juan Sebasti n Ver¢n Lazio Manchester United œ28,100,000
Jul-02 Rio Ferdinand Leeds United Manchester United œ29,100,000
Jul-06 Andriy Shevchenko Milan Chelsea œ30,800,000
Sep-08 Robinho Real Madrid Manchester City œ32,500,000
Jan-11 Andy Carroll Newcastle United Liverpool œ35,500,000
Jan-11 Fernando Torres Liverpool Chelsea œ50,000,000

 

 

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Kadib Iibka Di Maria Waa Kuwee 10-ka Xidig Ee Ugu Qaalisan Oo Ay Iibsadeen Kooxaha Premier League

  1. holac boramaawi Reply

    27 August, 2014 at 12:31 AM

    war nalaga tag waxan sax maahee aaway mazut ozil ozil meee … waxa lagu so iibsaday 52.2 million away liiska kuma arkeeee

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close