Home » Africa » Horyaalka Somalia » Jeenyo 0 – 1 Heegan: Jabriil Xasan Fariid Oo Hogaanka U Dhiibay Kooxdiisa Heegan

Jeenyo 0 – 1 Heegan: Jabriil Xasan Fariid Oo Hogaanka U Dhiibay Kooxdiisa Heegan


DSC05028

Kulan aad u xiiso badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmarayaa kooxaha Jeenyo iyo Heegan waana kulankii Lixaad ee labada kooxood.

Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood, halka Heegan ay leedahay 9-dhibcood, waxaana Jaanis u heysta inuu hogaanka la wareego Jeenyo oo tiigsan doonta 13-dhibcood hadii ay guul gaarto.

Si kastaba Daqiiqadii 52′aad ee ciyaarta Jabriil Xasan Fariid ayaana hogaanka u dhiibay kooxdiisa Heegan kadib markii uu kubad qurux badan daba marsiiyay goolhayaha Kooxda Jeenyo.

 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close