Home » Maxaa Cusub » Jamaahiirta Man United Oo Qaarkood Ku Farxay Geerida Malcolm Glazer, Maxey Ka Dhaheen?

Jamaahiirta Man United Oo Qaarkood Ku Farxay Geerida Malcolm Glazer, Maxey Ka Dhaheen?


united fans demonstrate at the start of the game tonight

Milkiilaha aan shaac baxsaneen ee Manchester United Malcolm Glazzer ayaa ku geeriyoday hoygiisa ku yaala dalka Mareykanka goor dhaw isagoo 86-jir ah.

Inkastoo odaygaan ganacsadaha ah ee reer Mareykan uusan shacbiyad balaaran ku laheen Jamaahiirta Manchester United hadana kooxda waxaa majaraheeda hayay qoyska Glazzer oo ah wiilashiisa.

Si Kastaba kadib geeridiisa Jamaahiirta Kooxda qaarkood ayaa farxad ka muujiyay Warkaan xun ee usoo yeeray kooxda iyagoo bogga Twitterka ku wadaagay oraahyo cajiib ah.

Aiden @AidieT3 

NAAREY MALCOLM GLAZZER WAA DHINTAY !!!!!!!

Barry Lee @Beridan

DHIMASHA GLAZZER WAA GUUL MAN UNITED

Kade Houghton @KadeTwittor

MALCOLM GLAZER WAA DHINTAY!!!! UGU DAMBEYNTII WAA WAR KA FIICAN INEY DHIMATO Margaret Thatcher

(Waa Ra’isulwasaarihii Hore Boqortooyada Ingiriiska mudadii u dhaxeysay 1979-1990)

Fergie Watch @Alex_Fergusoned

GAL CADAAB KULUL MALCOLM  GLAZER

Chris Cole @SirChrisCole

Xaflad ayaan dhiganeynaa hadii Glazzer Dhintay

 

Akhriste Oraahdee Ku Naxdin Galisay?

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Jamaahiirta Man United Oo Qaarkood Ku Farxay Geerida Malcolm Glazer, Maxey Ka Dhaheen?

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 29, 2014 at 8:00 AM

    Gaalada waay BA dhahaan badanaa go to hell ::::waxaan kaloo ognahay in aay qaarkood aayba gubaan maydka marka aygaaba cadaab isu saadinaayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close