Home » Africa » Horyaalka Somalia » Heerka 1-aad » Isku Aadka Horyaalka Heerka Koowaad Ee Dalkeena Soomaaliya (Nationlink Championship 2013)

Isku Aadka Horyaalka Heerka Koowaad Ee Dalkeena Soomaaliya (Nationlink Championship 2013)


???????????????????????????????

Maanta Waxaa Dib Uga Furmi Doona Magaalada Muqdisho Horyaalkii 38-aad ee Dalkeena Soomaaliya kadib hakad ku yimid muddo kooban markii Ay safar Dibada ah ay u ambabaxeen Xulka Qaranka Soomaaliya.

Kulanka Ugu Soo Horeeya Maanta Waxaa Ciyaari Doona Kooxaha LL.PP. Jeenyo & Elman kuwaas oo ka mid ah kooxaha ugu tunka weyn horyaalkaan.

Si Kastaba Akhristayaasha Ayaan Ugu Tala Galnay Iney Heystaan Nuqul Ka Mid Ah Isku Aadka Adigoo Si Fudud U Heli Kara,

 

Guji Linkigan Si Aad U Hesho Isku Aadka Horyaalka Oo Dhameystiran

Re-written-Fixtures

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close