Home » Europe » Champions League » Isbarbardhig Lagu Sameeyay Xidigaha Ugu Muhiimsan Real Madrid & Atletico Madrid Ka Hor Kulanka Caawa

Isbarbardhig Lagu Sameeyay Xidigaha Ugu Muhiimsan Real Madrid & Atletico Madrid Ka Hor Kulanka Caawa


real-madrid-vs-atletico-madrid-copa-del-rey-final-2013

Kulan caawo waa mid xiiso gaar ah leh sidoo kalena waxaa isku haleeli doonaan xidigo aqoon dheer isku leh sidaa darteed waxaa la filaan karaa cayaar aad u adag ma ahan Finalaha Champions League ee kaliya sidoo kalena waa Madrid Derby sidaa darteed waxaan idiin heynaa isku bar bar dhig lagu sameeyay xidigaha labadn naadi kuwa ugu goolasha badan tartanan iyo sidoo kalena xidigaha ugu kubad dhiibista bada tartankan waxaana xogtaan lagu saleeyay kaliya koobka horyaalada Yurub xili cayareedkan 2013/14 oo ay haatan Atletico Madrid iyo Real Madrid isugu soo sareen:

Isku bar bar dhig dhanka goolasha:

Reak Madrid Goolasha Atletico Madrid Goolasha
Cristiano Ronaldo 16 Diego Costa 8
Grathe Bale 5 Raul Garcia 4
Karem Benzema 5 Arda Turan 4

Isku bar bar dhic dhanka kubad dhiibista:

Reak Madrid Kubadaha uu dhiibay Atletico Madrid Kubadaha uu dhiibay
Karem Benzema 5 Gabi 4
Angel Di Maria 5 Raul Garcia 4
Grathe Bale 4 E. Insua 2

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Isbarbardhig Lagu Sameeyay Xidigaha Ugu Muhiimsan Real Madrid & Atletico Madrid Ka Hor Kulanka Caawa

  1. Jamiil Indhacade Reply

    May 24, 2014 at 9:30 AM

    kkkkkkkkkkkkkkkkk waan bahdilnay meel walbo anagaa ooga fiican xitaa difaac hadiilaqiimeeyo kaliya waxee nagu dhamaan waardiyaha goosha waxeey wataan goolkeper habaaran oo chelsea leedahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close