Home » Maxaa Cusub » Heshiisyada Aan La Fileyn Inay Xagaagan Hirgalaan Wax Ka Ogaaw

Heshiisyada Aan La Fileyn Inay Xagaagan Hirgalaan Wax Ka Ogaaw


Suarez_RealJersey

Inkastoo suuqa Yurub maalin walbo lagu hadal haayo in qaar ka mid ah xidigaha Yurub ugu caansan ay kooxahooda isaga hayaami doonaan sidoo kalena naadiyo kala duwan lala xariirinaayo hadana waxaan idiin soo xulnay heshiisyo afka lagu haayo inay dhici doonaan balse markii xaqiiqada laga hadlo aysan dhici doonin, sidaa darteed wargesyada maalin walbo shaqsiyaad gaar ah ayay kooxo la xariiriyaan hadaba waxaan idiin heynaa xaqiiqada dhabta ah ee ku aadan xidigahaas iyo sidoo kalena in heshiisyadaas aysan dhici doonin xagaagan, fadlan hoos kaga bogo:

Yaya Toure to Chelsea

Eden Hazard to PSG

Marco Reus to Manchester United

Luis Suarez to Real Madrid

Ashley Cole to Liverpool

Aaron Ramsey to Bayern Munich

Hadaba aqriste yaa kaloo isleedahay liiskan waa lagu dari karaa kuwaas oo ay naadiyo kale ku raad joogaan balse aan la fileyn inay ku biiraan sababo kala duwan awgeed.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Heshiisyada Aan La Fileyn Inay Xagaagan Hirgalaan Wax Ka Ogaaw

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 26, 2014 at 7:53 AM

    Waan ku dari lahaa arjen roben to united — krim benzema to arsenal — mehdi bentea to man city

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close