Home » Horyaalada » La liga » Halyee Xavi Hernandez Iyo Guulihii Uu Kubada Ka Gaaray

Halyee Xavi Hernandez Iyo Guulihii Uu Kubada Ka Gaaray


Xavi_Hernandez Cartoon

Inkastoo Xavi uu weli garoomada ku jiro kana tirsan naadiga Barcelona hadana ruug cadaagan garoomada kuma sii waari doono wuxuuna qarka u saaran yahay inuu cayaaraha macsalaameeyo sidaa darteed aqriste magaciisa kusoo koobay Shaati Cadde ayaa naga codsaday inaan idiin soo gudbino macluumaadka xidigan lagu tilmaamo laacibka ugu caqli badan dhamaan xirfadlayaasha kubada cagta, Xavi kubada wuxuu ka gaaray heerkii ugu sareeyay sidoo kalena wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka fara ku tiriska ah ee hal naadi mustaqbalkooda cayaareed u hibeeyee, fadlan Xavi xogtiisa oo dhameestiran hoos kaga bogo:

Magaciisa oo dhameestiran: Xavier Hernández i Creus

Xiliga uu dhashay: 25 January 1980 (34-sano)

Goobta uu ku dhashay: Terrassa, Spain

Dherirkiisa: 1.70 m

Naadiyo: Barcelona (1998 ilaa haatan) wuxuuna u saftay 782-kulan asigoo u dhaliyay 87-gool.

Dhanka xulka Spain: 130-kulan, 13-gool

Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu Xavi ku guuleestay:

Barcelona:

La Liga: 1998–99, 2004–05, 2005–06, 2008–09, 2009–10, 2010–11, 2012–13

Copa del Rey: 2008–09, 2011–12;

Supercopa de España: 2005, 2006, 2009, 2010, 2011, 2013;

UEFA Champions League: 2005–06, 2008–09, 2010–11

UEFA Super Cup: 2009, 2011

FIFA Club World Cup: 2009, 2011

Spain:

FIFA World Cup: 2010

UEFA European Football Championship: 2008, 2012

Summer Olympics Silver Medal: 2000

FIFA World Youth Championship: 1999

Biladaha uu Xavi ku guuleestay:

World Soccer Player of the Year: 2010

Euro 2008 Player of the Tournament: 2008

UEFA Best Player in Europe Award kaalinta 2-aad: 2011

FIFA Ballon d’Or kaalinta 3-aad: 2010, 2011

Ballon d’Or kaalinta 3-aad: 2009

FIFA World Player of the Year kaalinta 3-aad: 2009

Onze de Bronze: 2011

UEFA Champions League Final Man of the Match: 2009

UEFA Club Midfielder of the Year: 2008–09

IFFHS World’s Best Playmaker: 2008, 2009, 2010, 2011

La Liga Breakthrough Player of the Year: 1999

La Liga Spanish Player of the Year: 2005

La Liga Player of the Year: 2nd place 2010, 3rd place 2011

La Liga Midfielder of the Year: 2009, 2010, 2011.

FIFA World Cup All-Star Team: 2010

Euro Team of the Tournament: 2008, 2012

FIFA/FIFPro World XI: 2008, 2009, 2010, 2011, 2012, 2013

UEFA Team of the Year: 2008, 2009, 2010, 2011, 2012

ESM Team of the Year: 2008–09, 2010–11, 2011–12

FIFA Club World Cup Silver Ball: 2011

FIFA Club World Cup Bronze Ball: 2009

Spanish Sportsman of the Year: 2009

Gold Medal of the Royal Order of Sporting Merit: 2010

Prince of Asturias Award for Sports: 2010, 2012


3 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Halyee Xavi Hernandez Iyo Guulihii Uu Kubada Ka Gaaray

  1. zuheyb yare Reply

    May 7, 2014 at 12:26 AM

    dhamaan waan idin salamay bahda website hiilkubad aniga waxaan idinka codsanaa tariiqda thiery henry waana ku mahad san tahiin adeegiina dhameystiran tack

  2. jokarka blues Reply

    May 7, 2014 at 10:11 AM

    Waad mahadsantihiin dalabkaad noo qabanaysaan waxaan codsan lahaa in aad noo soo gudbisaan
    nolosha gaarka ee tababare jose mourinho

  3. jokarka blues. Reply

    May 7, 2014 at 10:12 AM

    .Waad mahadsantihiin dalabkaad noo qabanaysaan waxaan codsan lahaa in aad noo soo gudbisaan
    nolosha gaarka ee tababare jose mourinho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close