Luís Filipe Madeira Caeiro Figo wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka kubada cagta wax weyn kusoo kordhiyay sidoo kalena garoomada faarujiyay asigoo la jecel yahay, Figo xulka Portugal iyo naadiyadii uu usoo cayaaray amaan iyo bogaadin ayay marwalbo u hayaan waayo wuxuu ahaa xidig mucjiso ah kubada cagtana guulo la taaban karo kala caraabay shaqsi ahaantiisa iyo naadi ahaanba sidaa darteed halyeega reer Portugal macluumaadkiisa oo kooban inaan idiin soo gudbino waxaa naga codsaday aqriste magaciisa kusoo koobay Dalxiis, hadaba xogta Figo oo kooban hoos kaga bogo:
Xiliga uu dhashay: 4 November 1972 (41-sano)
Goobta uu ku dhashay: Lisbon, Portugal
Dherirkiisa: 1.80 m
Naadiyo: Sporting Lisbon (1989-1995), Barcelona (1995-2000), Real Madrid (2000-05), Inter Milan (2005-09)
Dhanka xulka Portugal: (1991-2006), 127-kulan, 32-gool.
Koobabkii Ugu Muhiimsanaa Ee uu ku guuleestay:
Sporting CP:
Taça de Portugal: 1994–95
Barcelona:
La Liga: 1997–98, 1998–99
Copa del Rey: 1997, 1998
Supercopa de España: 1996
UEFA Cup Winners’ Cup: 1997
UEFA Super Cup: 1997
Real Madrid:
La Liga: 2000–01, 2002–03
Supercopa de España: 2001, 2003
UEFA Champions League: 2002
UEFA Super Cup: 2002
Intercontinental Cup: 2002
Internazionale
Serie A: 2005–06, 2006–07, 2007–08, 2008–09
Coppa Italia: 2006
Supercoppa Italiana: 2005, 2006, 2008
Biladaha Shaqsi Ahaaneed Ee Uu Figo Ku Guuleestay:
UEFA European Under-21 Football Championship Golden Player: 1994
Portuguese Golden Ball: 1994
Portuguese Footballer of the Year: 1995, 1996, 1997, 1998, 1999, 2000
ESM Team of the Year: 1997–98, 1999-00
La Liga Foreign Player of the Year: 1999, 2000, 2001
Sporting CP Player of the Year: 1994
UEFA European Football Championship Teams of the Tournament: 2000, 2004
World Soccer Player of the Year: 2000
Ballon d’Or: 2000
FIFA World Player of the Year: 2001
UEFA Team of the Year: 2003
FIFA World Cup All-Star Team: 2006
FIFA 100
mohamoud muaaaka
March 25, 2014 at 5:01 PM
waxaa inoogu xijisaan xidigii hore ee xulka arjantiinia saaviyola saviola