Madaalaha garoonka San Serio mudo 20-sano ah ayuu kooxda Inter Milan calankeeda sare u hayay wuxuuna ka mid yahay shaqsiyaadka ugu magaca dheer ee taariih ahaan Serie A-da dalka Talyaaniga kasoo muuqdeen sidoo kalena xulkiisa Argentina Javier Zanetti guulo wacan ayuu la qeebsaday, hadaba ruug cadaagan xagaaga nagu soo fool leh ayuu kubada cagta gabi ahaanba macsalaameyn doonaa waxaana naga codsaday inaan macluumaadkiisa oo kooban idiin soo gudbino aqriste magaciisa ku sheegay Jabra C.F.C Member, hadaba hoos kaga bogo macluumaam Javier Zanetti oo dhameestiran:
Xiliga uu dhashay: 10 August 1973 (40-sano)
Goobta uu ku dhashay: Buenos Aires, Argentina
Dherirkiisa: 1.78 m
Naadiyo: Banfield (1993-95), Inter Milan (1995- ilaa haatan)
Dhanka xulka Argentina: (1994–2011) 145-kulan, 5-gool
Koobabkii Ugu Muhiimsanaa Ee uu ku guuleestay:
Inter:
Serie A (5): 2005–06, 2006–07, 2007–08, 2008–09, 2009–10
Coppa Italia (4): 2004–05, 2005–06, 2009–10, 2010–11
Supercoppa Italiana (4): 2005, 2006, 2008, 2010
UEFA Champions League (1): 2009–10
UEFA Cup (1): 1997–98
FIFA Club World Cup (1): 2010
Argentina:
Copa America (2): kalinta 2-aad 2004, 2007
FIFA Confederations Cup (2): kaalinta 2-aad 1995, 2005
Olympic Games (1): koobka qalinka 1996
Pan American Games (1): 1995
Biladha Shaqi Ahaaneed ee uu Zanetti ku guuleestay:
FIFA 100
Pallone d’Argento: 2002
UEFA Team of the Year Nominees (5): 2003, 2007, 2008, 2009, 2010
Golden Foot award: 2011 (as football legend)
“Loyalty and Critics”: 2013
Rikoorada Zanetti u gaarka ah:
Serie A: 603-kulan, 12 goals
Coppa Italia: 70-kulan, 3 goals
Supercoppa Italiana: 7-kulan
UEFA Champions League: 105-kulan, 2 goals
UEFA Cup: 53-kulan, 3 goals
FIFA Club World Cup: 2-kulan, 1 goal
FIFA World Cup: 8-kulan, 1 goal
FIFA Confederations Cup: 8-kulan
Copa America: 22-kulan
Jabra vace captain c.f.c
March 20, 2014 at 4:10 PM
Walalayal runta wad mahadsantihin sababto ah waxa naga hagar bixisen bahda cayaraha hadana waxan idinka codsanayna halyeygi hore barcelona rivaldo