Diego Armando Maradona Franco waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa boqorkii kubada cagta ee xiligan casriga ah sidoo kalena waxyaabaha uu kubada cagta kusoo kordhiyay qaar ka mid ah ilaa haatan isaga ayay gaar u yihiin, ninka kasoo jeedo qaarada Koonfur Ameerika waxaa kaloo loo aqoonsaday inuu yahay mucjisada kubada cagta, dabcan Maradona kaliya ma ahan shaqsi kubada cayaaro ee wuxuu ahaa shaqsi saameyn ku yeeshay shacabka dunida daafaheeda ku nool madaama uu kasbaday taageerayaal farabadan, hadaba waxqabadkiisa oo kooban inan idiin soo gudbino waxaa naga codsaday aqriste magaciisa kusoo koobay Faruq Sizla, hadaba macluumaadka Maradona oo dhameestiran hoos kaga bogo:
Xiliga uu dhashay: 30 October 1960 (53-sano)
Goobta uu ku dhashay: Lanús, Buenos Aires, Argentina
Dherirkiisa: 1.65 m
Naadiyo: Argentinos Juniors (1976-1980), Boca Juniors (1981-1982), Barcelona (1982-84), Napoli (1984-91), Sevila (1992-93), Newell’s Old Boys (1993-94), Boca Juniors (1995-1998)
Dhanka xulka Argentina: (1977-1994), 91-kulan, 34-gool.
Koobabkii Ugu Muhiimsanaa ee uu ku guuleestay:
Boca Juniors: Argentine Primera División: 1981 Metropolitano
Barcelona: Copa del Rey: 1983, Copa de la Liga: 1983, Supercopa de España: 1983
Napoli: Serie A (2): 1987, 1990, Coppa Italia: 1987, UEFA Cup: 1989, Supercoppa Italiana: 1990
Argentina: FIFA World Youth Championship: 1979, 75th anniversary FIFA Cup: 1979, FIFA World Cup: 1986, Artemio Franchi Trophy: 1993
Biladaha Shaqsi Ahaaneed Ee Uu Maradona Ku Guuleestay:
Argentine Primera División top scorers (5): 1978 Metropolitano, 1979 Metropolitano, 1979 Nacional, 1980 Metropolitano, 1980 Nacional
FIFA World Youth Championship Golden Ball: 1979
FIFA World Youth Championship Silver Shoe: 1979
World Player of the Year (Guerin Sportivo): 1979
Argentine Football Writers’ Footballer of the Year (4): 1979, 1980, 1981, 1986
South American Footballer of the Year (2): (official award) 1979, 1980
Olimpia de Oro (2): 1979, 1986
Guerin d’Oro (Serie A Footballer of the Year): 1985
Onze de Bronze (2): 1985, 1988
FIFA World Cup Golden Ball: 1986
FIFA World Cup Silver Shoe: 1986
FIFA World Cup Most Assists: 1986
FIFA World Cup All-Star Team (2): 1986, 1990
Onze d’Or (2): 1986, 1987
Argentine Sports Writers’ Sportsman of the Year: 1986
L’Équipe Champion of Champions: 1986
United Press International Athlete of the Year Award: 1986
World Soccer Awards Player of the Year: 1986
South American Player of the Year (4): (unofficial award) 1986, 1989, 1990, 1992
Capocannoniere (Serie A top scorer): 1987–88
Coppa Italia top scorer: 1987-88
FIFA World Cup Bronze Ball: 1990
Onze d’Or (top player of the year for the Onze Mondial French newspaper): 1994
FIFA World Cup All-Time Team: 1994
Ballon d’Or for services to football (France Football): 1996
World Team of the 20th Century: 1998
World Soccer The Greatest Players of the 20th century: (#2) 1999
Argentine Sports Writers’ Sportsman of the Century: 1999
Marca Leyenda: 1999
Number 10 retired by Napoli football team as a recognition to his contribution to the club: 2000
FIFA Player of the Century: 2000
FIFA World Cup Goal of the Century (1986 (2–1) v. England; second goal): 2002
FIFA World Cup Dream Team: 2002
FIFA 100 Greatest Living Footballers: 2004
Argentine Senate “Domingo Faustino Sarmiento” recognition for lifetime achievement: 2005
World Soccer Greatest XI of all time: 2013
Napoli all-time Top Scorer
mohamed blues
March 26, 2014 at 5:20 PM
waxan idinka codsanayaa taariikhda Raul gonzales
ahmed
March 27, 2014 at 10:05 AM
Idinkoo aad uu mahadsan waxaa idinka codsan lahaa playerkaa tariikhdiisa ka sheekaynaysaan in aad noogu so daetaan hadaladii macalimiintii ama playeriintii isku waqtiga ay ahayeen ka dhaheen
mohamoud muaaaka
March 27, 2014 at 10:06 AM
waxaa jeclaan lahaa saviola ama batastuuta
asaxaabta hiilkubad inooga xijiya batastuuta
mohamoud muaaaka
March 27, 2014 at 10:07 AM
maradoona qabiir hore visca el barca
mohamoud muaaaka
March 27, 2014 at 10:08 AM
beley beerta waaye sxb #ahmed batastuta ka wato
mohamoud muaaaka
March 27, 2014 at 10:10 AM
taarikhda saviola hadii aan laheynin inooga xijiya batastuta hadii la waayo ne xidigii hore ee reer italy baajiyo
mohamoud muaaaka
March 27, 2014 at 10:12 AM
hiikubad <3
mohamoud muaaaka
March 27, 2014 at 10:13 AM
riyadu wee rumoowday hogaanka la liga ha barca baa qaban doonto athlatico waa ka fara marooji san doonaa