Koobka Aduunka Xagaagan Waxaa Martigalinaya Dalka Brazil oo ku yaala qaarada Latin America, waana tartankii 20-aad oo la qabtay tan iyo 1930-kii oo ah marka lasoo bilaabay.
Tartanka wuxuu socon doonaa 12ka June – 13ka July.
Groupkaan Waa Group H Waxeyna shabakadda hiilkubad ugu tala gashay in qof walba uu kala socdo macluumaadka ku saabsan groupkaan ee la xiriira Koobka Aduunka.
Kala Sareynta Groupka
# | Xulka | Kulan | Gu | G/D | Bar | G/A | G/L | F/G | Dhibco |
1 | Belgium | 2 | 2 | 0 | 0 | 3 | 1 | +2 | 6 |
2 | Algeria | 2 | 1 | 0 | 1 | 5 | 3 | +2 | 3 |
3 | Russia | 2 | 0 | 1 | 1 | 2 | 1 | -1 | 1 |
4 | South Korea | 2 | 0 | 1 | 1 | 3 | 5 | -2 | 1 |
Fahanka Xarfaha Kore:
[Gu] Guul, [G/D] Guuldaro [Bar] Barbardhac [G/A] Gool Ay Dhaliyeen [G/L] Gool laga dhaliyay
CALAAMADAHA WADAMADA:
Kulamada Groupkaan:
Tariikh | Kulan | Natiijo |
17-June | [Belgium vs Algeria] | = 2 - 1 |
18-June | [Russia vs South Korea] | = 1 - 1 |
22June | [Belgium vs Russia] | = 1 - 0 |
22-June | [South Korea vs Algeia] | = 2 - 4 |
26-June | [Algeria vs Russia] | = ? – ? |
26-June | [South Korea vs Belgium] | = ? – ? |
Maaliyadaha Ay Minanka Ku Ciyaarayaan Xulalka Groupkaan
FAAH-FAAHINO DHEERI AH:
Liiska 23-ka Xidig Ee Xulka Belgium
Goolhayeyaal: Thibaut Courtois (Atletico Madrid/ESP, on loan from Chelsea/ENG), Simon Mignolet (Liverpool/ENG), Sammy Bossut (Zulte-Waregem)
Daafacyada: Toby Alderweireld (Atletico Madrid/ESP), Anthony Vanden Borre (Anderlecht), Daniel Van Buyten (Bayern Munich/GER), Vincent Kompany (Manchester City/ENG), Jan Vertonghen (Tottenham/ENG), Thomas Vermaelen (Arsenal/ENG), Nicolas Lombaerts (Zenit Saint Petersburg/RUS), Laurent Ciman (Standard Liege)
Khadka Dhexe: Axel Witsel (Zenit Saint Petersburg/RUS), Marouane Fellaini (Manchester United/ENG), Steven Defour (FC Porto/POR), Moussa Dembele, Nacer Chadli (both Tottenham Hotspur/ENG), Kevin De Bruyne (Wolfsburg/GER)
Weerarka: Romelu Lukaku (Everton/ENG, on loan from Chelsea/ENG), Divock Origi (Lille/FRA), Eden Hazard (Chelsea/ENG), Kevin Mirallas (Everton/ENG), Dries Mertens (Napoli/ITA), Adnan Januzaj (Manchester United/ENG)
Liiska 23-ka Xidig Ee Xulka Algeria
Goolhayeyaal: Rais M’bolhi (CSKA Sofia/BUL), Mohamed Zemmamouche (USM Alger), Mohamed Cdric (CS Constantine)
Daafacyada: Essaid Belkalem (Watford/ENG), Madjid Bougherra (no club), Lyassine Cadamuro (Real Mallorca/ESP), Faouzi Ghoulam (Napoli/ITA), Rafik Halliche (Academica Coimbra/POR), Aissa Mandi (Reims/FRA), Mehdi Mostefa (AC Ajaccio/FRA), Carl Medjani (Valenciennes/FRA), Djamel Mesbah (Livorno/ITA)
Weerarka: Abdelmoumen Djabou (Club Africain/TUN), Sofiane Feghouli (Valencia/ESP), Ryad Mahrez (Leicester City/ENG), Islam Slimani (Sporting Lisbon/POR), Hilal Soudani (Dinamo Zagreb/CRO), Nabil Ghilas (FC Porto/POR)
Liiska 23-ka Xidig Ee Xulka Russia
Goolhayeyal: Igor Akinfeev (CSKA Moscow), Yury Lodygin (Zenit Saint Petersburg), Sergei Ryzhikov (Rubin Kazan)
Daafacyada: Vasily Berezutsky, Sergei Ignashevich, Georgy Shchennikov (all CSKA Moscow), Vladimir Granat, Alexei Kozlov (both Dynamo Moscow), Andrei Yeshchenko (Anzhi Makhachkala), Dmitry Kombarov (Spartak Moscow), Andrei Semenov (Terek Grozny)
Khadka Dhexe: Igor Denisov, Yury Zhirkov (both Dynamo Moscow), Alan Dzagoev (CSKA Moscow), Roman Shirokov (FC Krasnodar), Denis Glushakov (Spartak Moscow), Viktor Faizulin, Oleg Shatov (both Zenit Saint Petersburg)
Weerarka: Alexander Kerzhakov (Zenit Saint Petersburg), Alexei Ionov, Alexander Kokorin (both Dynamo Moscow), Maxim Kanunnikov (Amkar Perm), Alexander Samedov (Lokomotiv Moscow)
Liiska 23-ka Xidig Ee Xulka South Korea
Goolhayeyaal: Jung Sung-Ryong (Suwon Bluewings), Kim Seung-Gyu (Ulsan Hyundai), Lee Bum-Young (Busan IPark)
Daafacyada: Hong Jeong-Ho (FC Augsburg/AUT), Hwang Seok-Ho (Sanfrecce Hiroshima/JPN), Kim Chang-Soo (Kashiwa Reysol/JPN), Park Joo-Ho (FSV Mainz/GER), Kim Young-Gwon (Guangzhou Evergrande/CHN), Kwak Tae-Hwi (Al Hilal/KSA), Lee Yong (Ulsan Hyundai), Yun Suk-Young (Queens Park Rangers/ENG)
Khadka Dhexe: Ha Dae-Sung (Beijing Guoan/CHN), Han Kook-Young (Kashiwa Reysol/JPN), Ji Dong-Won (FC Augsburg/AUT), Ki Sung-Yueng (Sunderland/ENG, on loan from Swansea City/ENG), Kim Bo-Kyung (Cardiff City/ENG), Lee Chung-Yong (Bolton Wanderers/ENG), Park Jong-Woo (Guangzhou/CHN), Son Heung-Min (Bayer Leverkusen/GER)
Weerarka: Kim Shin-Wook (Ulsan Hyundai), Koo Ja-Cheol (FSV Mainz/GER), Lee Keun-Ho (Sangju Sangmu), Park Chu-Young (Watford/ENG)
mustafe
June 5, 2014 at 10:42 AM
waa guruub wanaagsan
Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"
June 6, 2014 at 1:30 PM
Waxaan Diyaar La Nahay Macluumaad Walba inaad ula socotaan Sida ugu fudud uguna deg-degsan