Arsenal haatan Premiership-ka England waxay ku horkacee labo dhibcood sidoo kalena labadii kulan ee ugu horeesay oo ay Champion-ka cayaartay way guuleesatay waxaa intaas usii dheer inay kooxdan soo bandhigto qaab cayaareed aad u wanaagsan sidaa darteed macalin Wenger iyo xidigahiisa cirka ayay marayaan waxaana lagu tilmaamay haatan Gunners-ka inay yihiin naadiga ugu soo jiidashada badan qaarada Yurub.
Kulankii ugu horeeyay oo ay Arsenal cayaartay xili cayaareedkan xaalkeeda ma wanaagsaneyn waxaana ka naxsatay naadiga Aston Villa balse wixii markaas ka dambeeyay kooxdan gadaal ma soo fiirinin horey ayay u socotay, weliba waxaa xaqiiqo ah laga soo bilaabo bishii Maarso ee isla sanadkan in kaliya Aston Villa ay ka badisay waxayna kooxdan guuleesatay 20-kulan ayadoo cayaartay 24-kulan guud ahaan hadaba yaa ka mudan in lagu tilmaamo kooxda ugu kubada qurxoon qaarada Yurub dood furan.
saadaq ozil
October 22, 2013 at 8:57 PM
arsenal waa kooxda ugu fiican xiligalan lataagan yahay caalamka bal eeg sida quruxda badan leh oo ay iskula jaan qaadayaan runtii ka saadaq ahaa ramsey waa ciyaar yahan shar badan ozil casorla wilsher arteta filamine rosiskey iyo inta maqan oo kasii daranba waa cajiib macaan badana inbadan ayaan sugayay cazorla iyo ozil oo wada ciyaarayo hadana wilsher iyo ramsey na waa ay joogana ninka ku xariiftama bidixdada hadana deeqsiga badan ee groud ayaaba usii dheer good luky arsenal
saadaq yare by ozil
dhuuqaaye
October 22, 2013 at 9:13 PM
arsenal waa naadiga keliya ee kugu raali gelin kara kubad aad ku raaxaysato waana naadiga ugu wanaagsan sanad kan aduunka
Mustafa hasaan ayaanle ( wilshere)
October 23, 2013 at 3:34 PM
arsenal waa nadiga sqarniga
koox la mid ah nah waa dhif iyo qalil sida real , ac milan
weyna o qalanta in la dhaho waa nadiga ugu fcn aduunka koobda cagta