Xiriirka FIFA ayaa soos aaray warbixin ay ganaax dusha kaga tuureen Suarez waana xukunkii ugu adkaa ee ka dhaca kubada cagta qarnigaan kadib markii Afar bilood laga mamnuucay garoomada sidoo kalana 9-kulan laga ganaaxay ciyaraha caalamiga ah.
Hadaba su’aal ayaa laga keenay in go’aankii Fifa uu ahaa mid cadaalad ah iyo in kale bal aan aragno sida ay u arkaan akhristayasha Shabakadda Hiilkubad go’aanka ay Fifa ku ganaaxday Suarez.
Ma Cadaalad baa Ganaaxa Luis Suarez?
May cadaalad ma ahan maxa yely ganaxa keya wuxu ahaa in lga ganaaxo tartamada herka calami mana ahyn in lga ganaxo kulmada livrpol ay ciyaryso koley ganax wa u qalmay vivaa super suarez
afarta bil waa qalad maaha cadaalad liverpool ayaa lagu dulminayaa ganaaxaan