Home » Archives by category » Suuqa (Page 4)

Arsenal, Man United & Chelsea Oo Loo Sheegay Qiimaha Ay Ku Heli Karaan Luiz Gustavo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha sadexda ah ee ka dhisan horyaalka Premier League, Arsenal, Chelsea & Man United ayaa lagu wargaliyay qiimaha ay kula saxiixan karaan burburiyaha xulka Brazil Luiz Gustavo kaas oo haatan ka tirsan kooxda Wolfsburg ee horyaalka Jarmalka. Xidigii hore kooxda Bayern Munich ayaa ku biiray Wolfsburg xagagii aynu kasoo gudubnay madama…

Suuqa Kala Iibsiga: Yaa Ka Tagay Yaase Yimid Kooxaha Ugu Waaweyn Premier League Xili Ciyaareedkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa dhawaan la filayaa in Ingiriiska uu ka bilowdo horyaalka Premier League xili ciyaareedka 2014/2015, waxaana dhacay isbadalo muuqda oo runtii laga dareemi doono horyaalka xili ciyaareedka bilaaban doona. Waxaad tabi doontaa wajiyo xusuus kugu reebay, waxaad arki doontaa wajiyo aad jecleysato, waxaana horyaalka uu dib usoo celiyay xidigo aad…

Aurelio De Laurentiis: “Kooxdii Dooneysa Gonzalo Higuain €100 Malyan Miiska Ha Saarto”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaxweynaha Kooxda Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa ka dhawaajiyay hadal madax xanuun ku riday kooxda Barcelona kadib markii uu shaaca ka qaaday qiimaha ay koox walba oo dooneysa Gonzalo Higuain kaga qaadan karto kooxda Napoli oo uu haatan ka tirsan yahay. Weeraryahankaan reer Argentina ayaa xulkiisa gaarsiiyay Finalka Koobka Aduunka…

Wakiilka Daafaca Spurs Jan Vertonghen Oo Beeniyay Wararka Xidigaan La Xiriirinaya Barcelona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wakiilka Daafaca reer Belgium ee kooxda Tottenham Hotspur Jan Vertonghen ayaa beeniyay wararka xidigaan la xiriirinaya kooxda Barcelona inkastoo uu qiray wakiilka in xidigaan ay kooxo badan dalab soo gaarsiiyeen xagaagan. Khamiistii ayey warbaahinta Spain qortay in kooxda Barcelona ee Camp Nou ka dhisan ay xiiseyneyso saxiixa daafacaan ku wanaagsan…

RASMI: Samir Nasri Oo Qandaraas Waqti Dheer U Saxiixay Kooxdiisa Manchester City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha Kooxda Manchester City iyo Xulka Faransiiska Samir Nasri ayaa noloshiisa u hibeeyay kooxdiisa kadib markii uu heshiis waqti dheer qalinka ugu duugay kooxdiisa. 27-jirkaan reer France ayaa saxiixay heshiis gaaray shan sanadood isagoo Etihad Stadium ku sugnaan doona ilaa 2019 taasoo ka dhigan inuu ku gaari doono da’da…

Saxiixa Alexis Sanchez Oo Dhinac Loo Riday, & Wararkii Ugu Dambeeyay Saxiixiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Barcelona Alexis Sanchez ayaa la rajeynayaa inuu maanta tijaabo caafimaad u maro kooxda Gunners sida ay ku warantay Jariiradda Express oo ka mid ah jariiradaha ugu afka dheer gudaha Ingiriiska. Gunners ayaa qarka u saaran iney hantiso xidiga Barcelona waxaana warbixintu ay intaas raacineysaa in Alexis uu 35 Malyan Oo…

Atletico Madrid Oo Ku Dhaw Iney La Saxiixato Goolhayaha Mexico Guillermo Ochoa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida laga soo xigtay TV laga leeyahay dalka Mexico Kooxda Atletico Madrid ayaa Arsenal kaga adkaatay saxiixa goolhayaha Shan Faroodka ah ee xulka Mexico iyo Kooxda Ajaccio Guillermo Ochoa kaas oo wacdaro lama iloobaan ah ka dhigay koobka Aduunka ee haatan dhamaadka ku dhaw kana socda Brazil. TV Azteca oo laga…

Inter Milan Oo Heshiis Shaqsi Ah La Gaartay Gary Medel

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga ayaa kusii dhawaaneysa iney gacanta kusoo dhigto burburiyaha xulka Chile iyo Kooxda Cardiff City Gary Medel kaas oo kaalin libaax leh ka qaatay hormarkii ay Chile ka sameeyeen Koobka Aduunka xagaagan sida ay ku warameyso Tuttosport. Kooxda Nerrazurri lagu neynaaso ayaa bartilmaameedka koowaad ka dhigatay…

Daily Star: Xidigii Ay Doonayeen Liverpool & Arsenal Griezmann Oo Diiday Inuu Heshiiska U Kordhiyo Kooxdiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Da’yarka kooxda Real Sociedad iyo Xulka Faransiiska Antoine Griezmann ayaa iska diiday inuu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa isagoo doonaya inuu ka ciyaaro horyaalka Premier League oo ay dalabyo kaga imaanayaan sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Ingiriiska. Daily Star oo xiganeysa Jariirada ugu afka dheer jariiradaha Spain ee AS ayaa qormadeeda…

Tottenham Hotspur Oo Heshiis Waqti Dheer Ka Saxiixday Goolhaye Hugo Lloris

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goolhayaha kooxda Tottenham Hotspur ahna kabtanka xulka qaranka Faransiiska ayaa ku faraxsan inuu ku sugnaato waqooyiga Magaalada London xili ay kooxdiisa ku abaalmarisay heshiis waqti dheer oo uu kusii difaacayo sharafta kooxda Spurs ee ku ciyaarta White Hart Lane. 27-jirkaan ayaa kooxda Tottenham Hotspur kaga soo biiray Olympique Lyon 2012…

Close