Home » Archives by category » Nolosha Ciyaaryahanka (Page 20)

Steven Gerrard Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa markale iyo barnaamijkeenii taxanaha ahaa oo aan uga hadleenay hantida ay heestaan xidigaha aduunka ugu caansan, anagoo ku saleyneyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh waxaan markana miiska inoo saaran oo aan falanqeyn doonaa hantida, mushaarka iyo daqliga soo galo kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerard kana mid ah xidigaha ugu magaca…

Cristiano Ronaldo Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

markale waa barnaamijkeenii aan kaga hadleenay xidigaha aduunka ugu caansan iyo hantida ay heestay, markana waxaan diirada saari doonaa xidigaga labaad ee aduunka ugu wanaagsan balse ah laacibka ugu shacbiyada balaaran caalamka sidoo kalena ah xirfadlada ugu mushaarka badan Cristiano Ronaldo, hadaba halkan kaga bogo macluumaadka aad uga baahan tahay…

Lionel Messi Iyo Hantida Uu Heesto Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka dunida ugu wanaagsan ma ahan shaqi caadi ah waayo Lionel Messi ayaa ka mid ah xirfadlayaasha kubada cagta cayaaro kuwa ugu hantida badan sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin ku saabsan laacibkan hantida uu heesto gaar ahaan shirkadaha uu xayeysiinta u sameeyo, mushaarkiisa iyo guryaha uu leeyahay, intaas oo…

Todobaadkan iyo nolosha xidigaha: C. Ronaldo, Pique, Puyol, Rooney iyo Leanardo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Markale iyo barnaamijkeenii nolosha xidigaha aduunka ayaan idiin heynaa gaar ahaan 7-maalmood ee ugu dambeesay wax yaabihii u qabsoomay marka laga soo tago cayaarista kubada cagta, waxaana ku bilaabaneynaa daafaca naadiga Real Madrid Sergio Ramos iyo saaxiibtiis Pilar Rubia, xidigan ayaa soo galiyya sawirkan barta Twitter-ka asigoo la casheynayo saaxiibtiisa qaaliga ah,…

Sheeko xiiso badan: C. Ronaldo oo ka labis qaalisnaaday Grathe Bale!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

labada xidig ee ugu miisaanka culus naadiga Real Madrid ayaa ugu dambeyntii fool ka fool u kulmeyn, kadib markii ay is gacan qaadeen sidoo kalena wax sheeko wadaageen Cristiano Ronaldo iyo Grathe Bale tababarka Madrd ay si wadajir ah ayay usoo xaadireen. balse durbadiiba falanqeyn xoogan ayay saxaafada ku sameesay…

Rafael Van der Vaart Oo Jaceyl Cusub La Sameenaya Sabia Boulahrouz Oo Ah Xaaska Laacibkii Hore Chelsea Khalid Boulahrouz.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Hamburg , Rafael van der Vaart ayaa markii ugu horeeysay meel fagaaro ah la yimid saxibtiisa cusub tan iyo markii ay 9 bilood ka hor kala tageen xaaskiisii hore Sylvie waxaana arinkaan si weyn wax uga yiri dadka odorasa ciyaaraha,Laakiin dadka wax qora ayey la…

Todobaadkan iyo nolosha xidigaha aduunka: Bale, Pique, Roman Abromavic + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

laacibka dunida ugu qaalisan Grathe Bale waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Madrid kadib markii Real ay ku iibsatay aduun lacageed oo gaarayo 100-milyan oo euro ah, balse xafladii lagu soo bandhigaayay laacibkan indhaha caalamka waxaa soo jiitay gabadha Bale u dhaxdo oo lagu magacaabo Emma Rhys Jones, waa gabar dhanka dhar…

Zlatan Ibrahimovic Iyo Noloshiisa Gaarka ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka ka tirsan naadiga PSG kana mid ah xidigaha ugu wanaagsan caalamka Zlatan Ibravimovic waa laacib laga daba dhacay sidoo kalena 10-sano ee ugu dambeesay siweyn ooga dhex muuqday saaxada kubada cagta inkastoo xidigan uu naadiyo farabadan usoo cayaaray hadana waa laacib nasiibka saaxiib la ah waayo naadi walbo oo…

Juventus Oo Magacowday Kooxdeeda Wareega Group-yada Champions League Ciyaaraya.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus ayaa magacowday liiska 24ka ciyaaryahan ee uga qeybgalaya wareega group-yada Champions League oo uu ku jiro Simone Pepe. Bianconeri ayaa magacaabatay kooxdeeda oo buuxda oo ay ku jiraan saxiixyada cusub ee xagaagan sida Carlos Tevez , Ogbonna iyo Fernando Llorente. Kooxda Juventus ee Champions League: Buffon, Chiellini, Caceres, Ogbonna, Pogba, Pepe, Marchisio, Vucinic,…

Afar Ciyaaryahan Oo Seegay Tababarkii Maanta Ee Xulka England.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Afar ciyaaryahan oo ka tirsan xulka England ayaa seegay tababarkii maanta, iyadoo Three Lions ay isku diyaarinayaan kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la leeyihiin Moldova. Xulka Roy Hodgson ayaa jimcaha Wembley ku wajahaya Moldova, waxaana ay ka warqabaan inay u baahan yihiin seddex dhibcood hadii ay hogaanka Group H kala wareegayaan…

Close