Home » Archives by category » News In English (Page 5)

Naadiyada Yurub Ugu Magaca Dheer Oo Soo Bandhigeen Xidigaha Ugu Caasan Ee Taariikh Ahaan Usoo Cayaareen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiyada Yurub ugu caansan waxaa usoo cayaareen xidigo badan oo caalamka magac ku leh balse koox walbo oraadeeda waxay ku sheegtay ama kusoo bandhigtay guud ahaan xidigaha usoo cayaareen midka ugu caansan, waxaa macquul ah in kooxaha qaar ay ku adkaatay inay hal xidig xushaan waayo Real Madrid oo kale…

Wasiirka Sports-ka Somalia Oo FIFA Uga Mahad Celiyay Hormarka Sports Oo Ay Somalia Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii si guul ku dheehan usoo gaba gaboobay Course ama darsi laga baranaayay garsooranimada kaasi oo markii ugu horeesay mudo 25-sano kadib gudaha Somalia ay FIFA ku qabatay, Dowlada Somalia ayaa u mahad celisay FIFA iyo sida ay kubada cagta dalka Somalia usoo nooleesay FIFA, Wasiirka dhalinyrada iyo sports-ka…

Xulka France Oo Hilib Xalaal Ah Ka Dalbaday Gudiga Qaban Qaabada Koobka Aduunka Iyo Dalabyada Xulalka Kale

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska laga leeyahay dalka Brazil ee lagu magacaabo Lance ayaa shaaca ka qaaday skeekooyin la xariiro codsiyada xulka aduunka ee ka qayb qaadan doonaan tartanka koobka aduunka usoo gudbiyeen gudiga qaban qaabada iyo marti soorka koobka aduunka u taagan, madaama dhacdada sports ee caalamka loogu jecel yahay dalka Brazil si…

Freddie Ljungberg “Waan Hubaa In Arsenal Xili Cayaareedka Dambe Ka Awood Badin Doonto Kooxaha Kale”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeegii hore ee kooxda Arsenal Freddie Ljungberg ayaa aaminsan in kooxdiisii hore ay xili cayaareedka dambe wacdaro ka dhigi doonto Premiership-ka England sidoo kalena xidigan wuxuu difaacay laacibiita ku sugan garoonka Emirates wuxuuna laacibka reer Sweden yiri “Waan ku kalsoonahay in Arsenal ay xili cayaareedka Premiership-ka safka hore ee Premiership-ka…

Halyeey Rivaldo Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Asigoo Cayaartooy Ah:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyee Rivaldo Vítor Borba Ferreira wuxuu si rasmi ah kubada cagta uga fariistay bilawgii bishii Maarso ee aan kasoo gudubnay kadib markii in ka badan 20-sano uu caalamka meelo kala duwan kasoo cayaaray, Rivaldo taariikhdiisa iyo waxaqbadkiisa cayaareed oo kooban waxaa naga codsaday inaan idiin soo gudbino aqriste magaciisa kusoo…

Naadiga Benfica Ayaa Si Rasmi Ah Ugu Guuleesatay Horyaalkeedii 33-Aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda SL Benfica ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray guulestayaasha horyaalka Portugal xili cayaareedkan 2013/14 kadib markii ay todobaadkan kulankeedii ugu dambeeyay 2-0 ku suul daartay kooxda SC Olhanense waxayna Benfica guushan kaga mahad celinee weeraryahankeeda reer Brazil Lima oo goolasha muhiimka ah dhaliyay, Benfica ayaa ku guuleesatay horyaalka…

Xidigo La Filaayo Inay Wacdaro Ka Dhigi Doonaan Koobka Aduunka Balse Aanan Laheyn Waayo Aragnimo Ku Filan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xagaagan koobka aduunka wuxuu ka bilaaban doonaa dalka Brazil dabcan xidigaha aduunka ugu caansan ayaa isugu tagi doonaan qaarada Koonfur Ameerika waxaan si gaar ah uga hadli doonaa xidigaha tartankan xiisaha badan xulalkooda kala qayb qaadan doonaan balse aanan laheyn waaya aragnimo heer qaran madaama aysan kulamo badan cayaarin lana…

Chelsea Oo 5-Xidig Fasixi Doonto Sidoo Kalena Badalkooda Ay Diyaar U Yihiin Xagaagan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la hubaa in macalin Jose Mourinho uu goor hore xagaagan suuqa Yurub ka dukaameesan doono waxaana siweyn haatan loo hadal hayaa in Chelsea ay dhameestiri rabto saxiixa Diego Costa hadaba waxaan idiin heynaa dhaq dhaqaaqa xoogan ee ka jiro gudaha garoonka Stamford Bridge waayo Blues xidigo sidoo kalena iyada…

Todobaadkan Iyo 10-Ka Naadi Ee Aduunka Ugu Wanaagsan: Real Madrid Iyo Liverpool Oo Safka Hore Xirteen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub ugu caansan waxay soo gaareen heer gabo gabo ah balse Premiership-ka England wuxuu marayaa meel xasaasi ah waxaana todobaadkan guul muhiim ah gaartay kooxda Liverpool haatan aamintay inaan laga xigin hanashada Premiership-ka waxayna kooxdan u baahan tahay inay guuleesato 4-kulan ee u harsan si…

Liverpool oo 5-xidig fasixi doonto sidoo kalena badalkooda shaaca ka qaaday:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii kooxda Liverpool todobaadkan 3-2 ugu awood sheegatay naadiga Man City waxay Reds aamintay inaan sanadkan laga xigin Premiership-ka hadaba macalin Brenden Rodgers ayaa bilaabay inuu ka baraan dago baahida kooxdiisa xili cayaareedka dambe wuxuuna go’aansaday inuu garoonka Anfield ka diri 5-cayaaryahan sidoo kalena xagaagan ayuu badalkooda keeni doonaa…

Close