Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaari doonaa kulamadii ugu dambeeyey ee isrebereebka Koobka Adduunka, iyadoo xulalka qaar ay xaqiijin doonaan usoo bixitaankooda Koobka adduunka ee Brazil, Halka Kuwa kalana ay isaga hari doonaan, waxaana xusid mudan in sidoo kale xulalka qaar ay aadi doonaan Play Off, haadaba waxaa kuwaan kulamada la cayaari…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha kooxda Napoli Pep Riena ayaa aaminsan in saaxiibkiis Gonzalo Higuian uu xili cayaareedkan Napoli u horseedi karo ku guuleysiga Serie A-da sidoo kalena uu xidigan noqon karo Maradonaha cusub ee garoonka Sao Paulo laga jecel yahay, tan iyo markii uu Higuain isaga soo tagay kooxda Real Madrid xagaagii aan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaarayaa kulamo xiiso badan oo ka tirsan isreebreebka koobka adduunka, gaar ahaan qaarada geeska Africa waxaana caawa isku dhagan kooxaha Ethiopia iyo Nigeria iyadoo dowladda itoobiya ay rajo wanaagsan ka qabto inay usoo baxdo koobka adduunka ee 2014 Brazil, kulamada la cayaarayana waa sida hoos ku qoran:…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Fifa ayaa daaha ka qaaday in shirkadda Germany ka dhisan ee GoalControl ay siineyso mashruuca ah in Koobka Aduunka 2014ka ay ka hirgeliso hanaanka tiknoolajiyadda xariiqda goolka. Hanaankan ayaa lagu tijaabiyey Confederations Cup xagaagii lasoo dhaagay, ka dib markii GoalControl ay ku guuleysatay tijaabadii ay Fifa ka qaaday, waxaa la…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Colombia ayaa noqday xulkii labaad ee Ka socda Latin America ee xaqiijiya inuu soo xaadiray Koobka Aduunka ee 2014-ka lagu qaban doono dalka Brazil. Colombia ayaa ciyaar xiiso badan la yeelatay Chile inkastoo barbaro 3-3 ay kusoo dhamaatay hadana Colombia ayaa kusoo baxday 27-dhibcood inkastoo hal kulan uu harsan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Belgium ayaa si rasmi ah u xaqiijiyeen usoo bixitaanka koobka aduunka kadib markii ay 2-1 ugu awoo sheegteen dhigooda Croatia tani ayaa ka dhigan in haatan Belgium ay ka sareeyaan 6-dhibcood xulka Croatia madaama hal kulan ka harsan yahay isreeb reebka koobka aduunka xulkan ayaa si toos ah ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa si rasmi ah loo amba qaadi doonaa kulamada isreeb reebka koobka aduunka ee laga cayaari doono qaarada Yurub, Koonfur Ameerika iyo Waqooyiga Ameerika waxaana naga xasuusin ah in dhamaan isreeb reebyada ay gabo gabo ku dhow yihiin waxaana suura gal ah in xulal badan caawo usoo baxaan koobka aduunka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Garabka Bidix ee Kooxda Real Madrid iyo Xulka Argetina Angel Di Maria ayaa sheegay in Xulkiisa ay markaan ka go’an tahay iney meel wanaagsan tiigsadaan marka la gaaro June 2014-ka markaasoo lagu wado inuu dalka Brazil ka bilowdo tartanka Koobka Aduunka. Xulka Albiceleste lagu neynaaso [Argentina] ayaa noqday xulkii ugu horeeyay ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa isaga haray xulkiiisa Argentina kadib markii uu soo xaadiri waayay tababarka xulkiisa, xidigan ayaa labadii todobaad ee ugu dambeesay la daala dhacaayay dhaawac uu dhanka muruqa ah ka qabay waxaana u suura gali weesay inuu xulkiisa u safto sidaa darteed Messi ayaa loo soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa markale iyo barnaamijkeenii aan kaga hadleenay hantida xidigaha aduunka ay heestaan waxaana maanta miiska inoo saaran oo aan gorfeyn doonaa daafaca xulka Brazil iyo naadiga Chelsea David Luiz wuxuuna ka mid yahay codsiga aqritayaasheena sharafta leh oo horey nooga soo dalbadeen waxaana si gaar ah Luiz nooga dalbatay inaan…