Home » Archives by category » Horyaalada » Serie A (Page 80)

Totti oo Ku Dhaw Inuu Heshiis Cusub U Saxiixo Kooxda Roma.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Francesco Totti a ayaa warqad ku qori doona heshiis cusub oo waqti dheer ah  si uu ula sii joogo kooxda Roma Horyaalka talyaaniga ka ciyaarta isagoo wada hadalo la bilaabay madaxda sare ee naadiga si loo dhameystiro xaalka kabtan Toti iyo Roma. Halyeyga kooxda lagu Giallorosso ayaa hada jira da’da 36…

Maxaad Kala Socotaa 10ka Kooxood Ee Lacagta Ugu Badan Geliyay Suuqa Kala Iibsiga:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa 10 koox ee lacagta ugu badan gelisay suuqa kala iibsiga Maadaama uu xirmay maalmo ka hor, haddaba waa sida hoos ku qoran: 1- Real Madrid – Waxa ay qarashgareysay 181.5 milyan euro 2- Monaco – Waxa ay qarashgareysay 166.2 milyan euro 3- Tottenham…

Maxaa ka taqaan 20-ka cayaaryahan ee ugu magaca weynaa kuwaas oo suuqa Yurub lagu kala iibsaday xagaagan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Suuqa Yurub si rasmi ah ayuu u xirmay waxaana xusid mudan in kooxda ka dhisan daka England ay sanadkan kusii lacagta ugu badnaa bixiyeen waxayna qarash gareeyeen lacago gaarayo ilaa €762m sidoo kalena naadiga Real Madrid iyadana €100m waxay ku iibsatay Grathe Bale oo noqday cayaaryahankii ugu qaalisnaa ebid…

Sadaal laga bixiyay koobka horyaalada Yurub hadaba waa kuma naadiga tartankan qiimaha…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii si rasmi ah loo sameeyay isku aadka koobka horyaalada Yurub sidoo kalena haatan koox walbo ay ka warqabto naadiyada ay is haleeli doonaan qaybta guruubyada waxaa sadaalin qoto dheer laga bixiyay tartanka ugu qiimaha qaarada Yurub inkastoo xili cayaareedka uu bilaw yahay sidoo kalena ay wado dheer sugeyso…

Todobaadkan iyo 11-ka xidig ee Serie A-da ugu wanaagsan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Talyaaniga waxaa la cayaaray kulamdiisii 2-aad waxaana weli hogaanka ku dhagan naadiga Juventus oo damacsan inay ku guuleesato Serie A-da markii 3-aad oo xariir ah balse kooxaha Napoli, Fiorentina iyo Inter Milan ayaa diidan inay Juve isaga haraan madaama dhamaantood wada guuleesteen labadii kulan ee ugu horeesay. Guud ahaan…

AC Milan oo magaawday xidiga Championka u matali doonaan iyo Kaka oo liiskan….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga AC Milan ayaa si rasmi ah u magacaawday xidigaha u matali doonaan koobka horyaalada Yurub xili cayaareedkan 2013/14 kadib markii uu si rasmi ah xirmay suuqa Yurub macalin Allegri ayaa xiriirka kubada cagta u gudbiyay liiska Milan uga qayb qaadan doaan Champion-ka waxaana xusid mudan in Ricardo Kaka oo…

Juventus Oo Magacowday Kooxdeeda Wareega Group-yada Champions League Ciyaaraya.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus ayaa magacowday liiska 24ka ciyaaryahan ee uga qeybgalaya wareega group-yada Champions League oo uu ku jiro Simone Pepe. Bianconeri ayaa magacaabatay kooxdeeda oo buuxda oo ay ku jiraan saxiixyada cusub ee xagaagan sida Carlos Tevez , Ogbonna iyo Fernando Llorente. Kooxda Juventus ee Champions League: Buffon, Chiellini, Caceres, Ogbonna, Pogba, Pepe, Marchisio, Vucinic,…

Afar Ciyaaryahan Oo Seegay Tababarkii Maanta Ee Xulka England.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Afar ciyaaryahan oo ka tirsan xulka England ayaa seegay tababarkii maanta, iyadoo Three Lions ay isku diyaarinayaan kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la leeyihiin Moldova. Xulka Roy Hodgson ayaa jimcaha Wembley ku wajahaya Moldova, waxaana ay ka warqabaan inay u baahan yihiin seddex dhibcood hadii ay hogaanka Group H kala wareegayaan…

Close