Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinkii xulka qaranka talyaaniga Cesare Prandelli ayaa is casilay kadib foolxumadii kasoo gaartay Koobka Aduunka markii xulka Azzurri uu ku haray wareega groupyada ee Koobka Aduunka, Uruguay ayaana guuldaradii ugu dambeysay dhabarka ugu saarisay 1-0 kulan xiiso lahaa oo ka dhacay Natal. Kadib is casilaada Prandelli waxaa lagama maarmaan noqotay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Jira warbixino layaab leh oo kasoo baxaya dalka talyaaniga kuwaas oo ay saakay qoreen wargeysyada gudaha dalka talyaaniga kasoo baxa waxeyna la xiriirtaa sheekadaas Seedorf oo laga yaabo inuu shaqo ka helo kooxda Inter Milan. Macalinkaan reer Dutch ayaa shaqada kooxda Ac Milan ka badalay Massimiliano Allegri bishii January ee sanadaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka Aduunka haatan dalka Brazil ayuu si habsami ku dheehan uga socdaa waxaana dhamaad ku dhow kulamada Guruubyada sidaa darteed waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay warbixin ka hadleyso 10-ka xul ee ugu qiimaha badan tartankan iyo xul walbo xidigahiisa ugu qiimaha badan waxaana kaalinta kowaad galay xulka Brazil…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka wuxuu ka mid yahay horyaalada loogu jecel yahay caalamka waxaana ka xamaashaan qaar ka mid ah xidigaha aduunka ugu caansan sidoo kalena horyaalkan waxaa laga cayaaraa kubad adag sida darteed xili cayaareedkan 2014/15 kooxaha horyaalkan ku tartami doonaan halgan ugu jiraan saxiixa xidigo tayo wanaagsan waayo dhamaan kooxahan waxay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tartanka koobka aduunka 2014 wuxuu haatan u muuqdaa mid guul kusoo idlaan rabo sidoo kalena taariikh ahaan tartankii ugu wanaagsanaa ee ebid la qabto ayuu noqon rabaa marka dhinacyo badan laga fiiriyo, waxaa la sheegay in sanadii 2010 tartankii la qabtay ay daawadeen 3.6 billion haatana waxaana la sadaalinaa in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Suuqa kala iibsiga ayaa maalmihii ugu dambeeyey aad u shidnaa iyadoo marba la hayo xidigo inay ka tagi doonaan kooxohooda Halka kuwa kale ay kooxo cusub tagayaan, haddaba waxaan akhristayaasheena sharafta leh idiin soo gudbineynaa xidigaha maanta la hadal hayo iyo wararkii ugu dambeyeey ee wargeysyada ay saakay daabaceen. Samuel…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kingsley Coman oo ah xidig ka tirsan Naadig PSG oo ay maalmihii ugu dambeeyey isku heysteen kooxaha ugu awooda badan qaaaradda Yurub ayaa wuxuu saacado ka hor heshiis shakhsiyadeed la gaaray kooxda Reer Talyaani Ee Juventus isagoo qalinka ugu duugay heshiis gaaraya ilaa Afar Sano. Xidigaan ayaa waxaa dagaal culus…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mehdi Benatia oo xili cayaareedkii dhawaan soo idlaaday loo aqoonsaday daafaca ugu wanaagsan Serie A-da una suura galiyay inay Roma kaalinta labaad ka gasho horyaalkan ayaa haatan kusii jeedo Bundesligaha Jarmalka kadib markii dalab wanaagsan uu ka helay kooxda Bayern Munich, daafacan tayada wanaagsan bilihii ugu dambeeyay waxaa saxiixiisa isku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
manchester united ayaa doonaysa sooxerogalinta xidiga khadka dhexe kagacayaara kooxda kadhisay horyaalka italy ee Ac milan sida wararku ay sheegayaan Tabaraha cusub ee kooxda lagu naynaaso shayaadiinta cascas ( red Devils ) louis van Gaal ayaab ayaa aaminsan in uu daboolikaro baahida khadka dhexe ee haysata kooxdiisa cusub ee united…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha ka dhisan dalka Ingiriiska ee Manchester United iyo Liverpool ayaa u muuqda kuwa waayay garabka reer Colombia iyo kooxda Fiorentina Juan Cuadrado kadib markii xidigaan heerka caalami uu ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay joogtiaanka horyaalka talyaaniga. 26-jirkaan ayaa qaab amaah ah ugu biiray Fiorentina isagoo kasoo hayaamay Udinese,…