Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 4)

Lucas Oo Kusii Jeedo Naadiga Napoli Kadib Markii Liverpool Ay Xidigan Fasaxday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sky Sport Italia ayaa shaaca ka qaaday in kubad bur buriyaha reer Brazil Lucas Leiva uu qarka u saaran yahay inuu kooxda Napoli ku biiro madaama xidigan ay kooxdiisa Liverpool u sheegtay inay ka maaranto, Lucas oo ka mid ah laacibiinta ugu shacbiyada balaaran garoonka Anfield ayaa go’aansaday inuu mustaqbalkiisa…

Rasmi: Naadiga Monchengladbach Oo Amaah Kaga Qaadatay Chelsea Thorgan Hazard

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda reer Jarmal Borussia Monchengladbach ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday inay heshiis la gaartay xidiga dhalinta yar Thorgan Hazard oo ah walaalka yar ee la dhashay Eden Hazard, madaama xidigan dhalinta yar uu hormar wanaagsan sameynayo balse uusan boos joogto ah Chelsea ka heli karin waxay maamulka Blues…

Arsenal Oo Liverpool Ku Garaacday Saxiixa Goolhayaha Da’da Yar Ee Reer Finland Hugo Keto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal ee ka dhisan waqooyiga magaalada London ayaa saxiixa goolhayaha da’da yar ee da’yarta xulka Finland ku garaacday Liverpool. 18-jirkaan da’da yar ayaa caafimaad ka u maray kooxda Arsenal isagoo saxiixay heshiis sadex sanadood ah oo uu ku joogayo garoonka Emirates Stadium. Hugo Keto ayaa taageero u ah kooxda Liverpool…

Mathieu Debuchy Oo La Filayo Inuu Caafimaad U Maro Arsenal Isbuucaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay shaacisay Sportsmole daafaca reer France ee kooxda Newcastle United Mathieu Debuchy ayaa ku dhaw inuu ku biiro kooxda Arsenal si uu badal ugu noqdo Bacary Sagna oo ka tagay kooxda isla markaana ku biiray Manchester City. 28-jirkaan ayaa ka mid ahaa wiilashii macalin Dechamps ee kasoo haray koobka Aduunka…

Warbixin: Liverpool & Barcelona Oo Ku Heshiiyay Qiimaha Suarez & Heshiiska Uu Saxiixi Doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha Liverpool iyo Barcelona ayaa gaaray heshiis ku aadan saxiixa Luiz Suarez xalay oo jimco aheyd sida uu hadda soo qoray Website-ka caanka ah ee Dailymail. Catalan TV ayaa kusoo waramaayo in labada koox ee Barcelona iyo Liverpool ay ku heshiiyeen £63million, wuxuuna qalinka ugu duugi Doonaa  Shano Sano oo heshiis…

Manchester Unied Oo Soo Bandhigtay Kulamada Ay Ciyaari Doonto Ka Hor Bilowga Premier League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Luis Van Gaal iyo kooxdiisa Man United waa naadiga indhaha lagu wada haayo Premiership-ka England xili cayaareedka nagu soo fool leh madaama kooxdan dib u dhis xoogan lagu sameyn doono sidoo kalena macalin qabiir ah uu la wareegay sidaa darteed waxay United shaaca ka qaaday kulamada saaxiibtinimo oo ay…

Ross Barkley Oo Albaabka Ka Xirtay Liverpool Hamina Galiyay Kooxda Manchester United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiilka dhalinta yar ee kubada cagta mustaqbalka wanaagsan ku leh Ross Barkley ayaa iska fogeeyay inuu Liverpool ku biiri doono wuxuuna sheegay in sida caadada ah cayaaryahan Everton ka tirsan uusan Liverpool ku biirin sidaa darteed xidigan tayada wanaagsan ayaa sheegay inuusan waligiis ku biiri doonin kooxda Liverpool. 20-jirkan lagu…

Chelsea Oo Liverpool Kula Soo Biirtay Loolanka Loogu Jiro Saxiixa Daafaca Xulka Argentina Marcos Rojo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Chelsea ayaa u weecatay soo xero galinta daafaca tayada wanaagsan ee garabka bidix kaga cayaaro xulka Argentina Marcos Rojo xidigan ka tirsan naadiga Sporting Lisbon ayaa qaab cayaareed wanaagsan kasoo bandhigay xili cayaareedkii hore horyaalka Portugal haatana koobka aduunka ayuu isku muujiyay waxaana dadaal oogu jirtay saxiixiisa naadiga Liverpool…

Mustaqbalka Goolhaye Peter Cech Ee Chelsea Oo Mudgi Ku Jira

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Blues ee ka dhisan galbeedka Magaalada London aya goolhayaha reer Czech Republic ee Peter Cech u ogolaaneysa inuu isaga tago kooxda kadib markii uu waayeelkaan 10-ka sano kasoo mid ahaa Chelsea uu ka cabsi qabo inuu waayo booskiisa joogtada ah. Wakiilka 32-jirkaan heerka caalami ayaa xaqiijiyay in Cech uu…

Manchester United Oo Kooxaha Arsenal & Chelsea Kaga Dhaw Saxiixa Angel Di Maria

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garabka kooxda Real Madrid Angel Di Maria ayaa u muuqanaya mid ku biiraya kooxda Manchester United kadib koobka Aduunka iyadoo ay xiiseynayaan kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Xidigaan reer Argentina ayaa la hadal hayaa inuu ka tagayo kooxda Real Madrid kadib xili ciyaareed aan caadi aheyn oo uu ku qaatay Bernabue…

Close