Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 3)

Kooxaha Chelsea Iyo Atletico Madrid Oo Todobaadkan Labo Xidigo Oo Muhiim Ah Isdhaafsan Doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ayaa todobaadka kulan xasaasi ah wada qaadan doonaan waxayna ka wada hadli doonaan sidii ay isku dhaafsan lahaayeen labo xidigo oo muhiim ah u labadan naadi, inkastoo Chelsea ay mudo dheer ku raad joogtay saxiixa Diego Costa sidoo kalena xidigan uu heshiiska shaqsiha…

Luis Suarez “Waan Ciqaabi Karnaa Caawa Talyaaniga Jilicsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Uruguay Luis Suarez ayaa wacad ku maray inuu caawo labo cad ka kala dhigi doono daafaca xulk Talyaaniga inkastoo kulan adag caawo labadan xul cayaari doonaan sidoo kalena uu midkood gabi ahaanba koobka aduunka isaga hari doono hadana Suarez ayaa aaminsan inay heestaan fursad qaali ah oo ay…

Waa Maxay Sababta Macalinka Everton Roberto Martinez Looga Ganaaxay Inuu Garoomada Koobka Aduunka U Daawasho Tago

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka naadiga Everton Roberto Martinez oo haatan ku sugan dalka Brazil ayaa waayay aqoonsigiisii uu garoomada koobka aduunka ka socdo ugu daawasho tagi lahaa waxayna FIFA macalinkan ku ganaaxeen kadib markii uu jebiyay mid ka mid ah xeerarkii u yiilay xiriirka kubada cagta aduunka, macalin Martinez ayaa dalka Brazil u…

Van Persie Iyo Saxaafada Dalka Mareekanka Maxaa Kala Heesto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Holland Robin Van Persie wuxuu gabi ahaanba lumiyay taageerihii uu ka heestay saxaafada dalka Mareekanka oo haatan ku dhawaaqday inay xidigan cadow ku ahaan doonaan inta uu koobka aduunka socdo, RVP ayaa u hambalyeeyay saaxiibkiis Nani kadib markii uu gool ka dhaliyay xulka Mareekanka kulankii ay Portugal 2-2…

Ronaldo: Waan Ogaa Awalba In Portugal Aysan Awoodin Inay Qaado Koobka Adduunka!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Xulka Portugal kana mid ah xidigaha ugu fiican adduunka ayaa caddeeyey inuusan waligiis ku fakarin in Portugal ay qaadi karto koobka adduunka. Portugal ayaa weli heysato Jaanis Ciriir ah oo ay ugu soo bixi karto wareegga 16-ka, Laakiin xataa haddii Portugal ay kulankooda ugu dambeeya Guruubada ay garaacaan Ghana…

Deg Deg: Juventus Oo Heshiis La Gaartay Xidigii Ay Isku Heysteen Kooxaha Ugu Waaweyn Yurub

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kingsley Coman oo ah xidig ka tirsan Naadig PSG oo ay maalmihii ugu dambeeyey isku heysteen kooxaha ugu awooda badan qaaaradda Yurub ayaa wuxuu saacado ka hor heshiis shakhsiyadeed la gaaray kooxda Reer Talyaani Ee Juventus isagoo qalinka ugu duugay heshiis gaaraya ilaa Afar Sano. Xidigaan ayaa waxaa dagaal culus…

Pedro Oo Doorbidayo In Wenger and Van Gaal Midkood Si Rasmi ah Looga Iibiyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maadaama Pedro Uu Maalmihii ugu dambeeyey dalabyo rasm iah ka helayey kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayuu markii ugu horeysay xidigaan ka hadlay, isagoo Barcelona u diray Fariin ah in Wenger ama Van Gaal Midkood si dhameystiran looga iibiyo. Warbixintaan oo uu qoray Wargeyska Caanka ah ee Kasoo baxa dalka…

Frank Lampard Iyo Luke Shaw Oo Lagu Soo Bilaabi Doono Kulan Sharafeedka England Ay La Yeelan Doonto Cost Rica

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Frank Lampard iyo Luka Shaw ayaa labadaba lagu soo bilaabi doonaa kulan sharafeedka ay England la yeelan doonto Dhigooda Costa Rica Maalinta Berito. Macalin Roy Hodgson oo aan awood u laheyn inuu soo gaaro Wareegga 16-ka ee koobka adduunka Maadaama mar hore rajadiisa lasoo afjaray ayaa sidoo kale kusoo bilaabi doono…

Rasmi: Wax Ka Ogaaw Saxiixyada Sida Rasmiga Ah Ay U Sameeyeen Kooxaha Premiership-ka England Xagaagan:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiyada horyaalka England waxay dadaal xoogan ugu jiraan sidii ay xagaagan gacanta ugu soo dhigi lahaayeen xidigo tayo wanaagsan waxay ku mashquulsan yihiin suuqa Yurub inta badana sanad walbo lacagaha ugu badan suuqa Yurub kooxaha Premiership-ka England ayaa ku bixiyaan inkastoo weli suuqa Yurub waxbadan uu sii furnaan doono hadana…

Liverpool Oo Qal Qaalo Ugu Jirto 5-weeraryahan Mid Kood Inay Lasoo Saxiixato Si Uu Booska Suarez u Buuxiyo.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama Liverpool dareentay inaysan ceshan karin Luis Suarez sidoo kalena wararka ka imaanayo dalka Brazil ay sheegayaan in xidigan uu kooxdiisa ka dalban doono inay iska fasaxdo sidoo kalena laga jawaabo dalabyada ay usoo direen kooxaha Real Madrid iyo Barcelona sidaa darteed macalin Brenden Rodgers oo ah tababare taxadir badan…

Close