Home » Archives by category » Europe » Champions League (Page 54)

Maxaa ka taqaan 15-ka cayaaryahan ee xiligan ugu xawaaraha badan kubada cagta?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xili cayaareed walbo xidigo ayaa soo bandigaan qaab cayaareed aad u wanaagsan waxayna helaan sumcad iyo magac dhaxal u noqdo sidaa darteed waxaan idiin heynaa 15-ka cayaaryahan ee xili cayaareedkii hore 2012/13, waxaana xusid mudan in Lionel Messi oo ah laacibka ugu wanaagsan caalamka uu hor kacaayo xidigahan. Dhanka kale…

Michael Essien Iyo Daren Fletcher Oo Laga Waayay Liiska Champions League Ee Kooxahooda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xili koox walba oo ka qeyb galeysa tartanka Xiisaha badan ee Champions League ay soo saartay tirada xidigaha kaga qeyb qaadanaya wareega groupyad ee xili ciyareedkaan ayaa liisaska koxaha Man United iyo Chelsea laga waayay laba xidig oo muhim ah. Xidiga reer Africa Michael Essien kaas oo xili ciyaareedki…

Waa kuwee xidigha ugu aruursiga badan koobabka laga cayaaro qaarada Yurub…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

   Waxaa jiraan ruug cadaayaal kubada cagta mar hore isaga fariisteen welina iskoorkii ay dhigeen aan la gaarin sidoo kale waxaa jiraan xidigo weli garoomada ku jiraan sidoo kalena koobab farabadan gacanta ku dhigeen intii ay kubada cagta soo wadeen hadaba waa kuba ruug cadaayaasha ugu qaadista badan koobabka laga…

Sadaal laga bixiyay koobka horyaalada Yurub hadaba waa kuma naadiga tartankan qiimaha…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii si rasmi ah loo sameeyay isku aadka koobka horyaalada Yurub sidoo kalena haatan koox walbo ay ka warqabto naadiyada ay is haleeli doonaan qaybta guruubyada waxaa sadaalin qoto dheer laga bixiyay tartanka ugu qiimaha qaarada Yurub inkastoo xili cayaareedka uu bilaw yahay sidoo kalena ay wado dheer sugeyso…

AC Milan oo magaawday xidiga Championka u matali doonaan iyo Kaka oo liiskan….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga AC Milan ayaa si rasmi ah u magacaawday xidigaha u matali doonaan koobka horyaalada Yurub xili cayaareedkan 2013/14 kadib markii uu si rasmi ah xirmay suuqa Yurub macalin Allegri ayaa xiriirka kubada cagta u gudbiyay liiska Milan uga qayb qaadan doaan Champion-ka waxaana xusid mudan in Ricardo Kaka oo…

Juventus Oo Magacowday Kooxdeeda Wareega Group-yada Champions League Ciyaaraya.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus ayaa magacowday liiska 24ka ciyaaryahan ee uga qeybgalaya wareega group-yada Champions League oo uu ku jiro Simone Pepe. Bianconeri ayaa magacaabatay kooxdeeda oo buuxda oo ay ku jiraan saxiixyada cusub ee xagaagan sida Carlos Tevez , Ogbonna iyo Fernando Llorente. Kooxda Juventus ee Champions League: Buffon, Chiellini, Caceres, Ogbonna, Pogba, Pepe, Marchisio, Vucinic,…

Afar Ciyaaryahan Oo Seegay Tababarkii Maanta Ee Xulka England.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Afar ciyaaryahan oo ka tirsan xulka England ayaa seegay tababarkii maanta, iyadoo Three Lions ay isku diyaarinayaan kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la leeyihiin Moldova. Xulka Roy Hodgson ayaa jimcaha Wembley ku wajahaya Moldova, waxaana ay ka warqabaan inay u baahan yihiin seddex dhibcood hadii ay hogaanka Group H kala wareegayaan…

Close