Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maalin Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad manta waxaan idiin soo gudbineynaa barnaamij qaali ah kaas oo ku saabsan horyaalka dalkeena Soomaaliya, Sida aan horay idinku ogeysiinay goor hore maantana waxaan bilaabi doonaa Hormarka iyo Diyaar Garowga ay kooxaha Soomaalida ay ugu jiraan Horyaalka haaatan bilaaban doona ee Soomaaliya. DIYAR…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shabakadda Hiilkubad waxey u istaagtay iney hormariso ciyaaraha dalka soomaaliya iyadoo soo gudbin doonta wax walba oo ka taagan gudaha Somaaliya iyo hormar walba oo ay ku tilaabsadaan kooxaha dalka, Xiriirka Kubada Cagta, iyo Xidigaha Soomaalida ee haatan ku indha qaadaya qaabka cusub ee aduunyada ay u dheesho kubada cagta.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka Soomaaliya ayaa bilaaban doona mudo dhaw waxaana lagu wadaa inuu noqdo mid xiiso badan kana xiiso badan horyaaladii hore. Xili Ciyaareedkaan Sadex Xidig oo ajnabi ah ayaa kasoo muuqan doona horyaalka Soomaaliya xiligaan waxeyna kasoo muuqan doonaan naadiga Banadir Sports Club ee ka mid ah kooxaha heerka koowad. Sadexdaan xidig…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaari doonaa kulamadii ugu dambeeyey ee isrebereebka Koobka Adduunka, iyadoo xulalka qaar ay xaqiijin doonaan usoo bixitaankooda Koobka adduunka ee Brazil, Halka Kuwa kalana ay isaga hari doonaan, waxaana xusid mudan in sidoo kale xulalka qaar ay aadi doonaan Play Off, haadaba waxaa kuwaan kulamada la cayaari…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
dhammaan shaqaalaha iyo madaxda hiilkubad.com waxay hambalyo u dirayaan farxada ciida darteed dhammaan akhristayaasha website-kaan anagoo idin leh (Kulu Caam Wa Antum Bikheyr) كل عام وأنتم بخير Abbas Ali HassanMore Posts - Website…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeyga Soomaaliya u dhashay ee u urda Ingiriiska haystana horyaalnimada dunida ee orodka 10 ka iyo 5ta kun ee mitir waa Maxamed faarax oo Mo Farah loo yaqaana ayaa markaan nasasho ka qaadanaya orodka iyo daalka aalmiintada waxuuna Mo farah asiga iyo xaaskiisa Tania ay dalxiis u aadeen jaziiradaha Caribbeanka ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cadbuqaadir xaaji shiikha oo dhawan dalka dib uu soo laabtay ayaa durba bilaabay talaabooyina hormarinta kubadda koleyga uu horay ugu dhawaawaqay. Macalimuu shiikha ayaa tababar u bilaabay macalimiinta kooxaha kubadda koleyga laylisa Si uu ugu kordhiyo farsamada iyo dharciyada cusub ee kusoo kordhay dhanka macalimiinta sidoo kale tabarayaal waxaa qayb…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ururka Kubada Cagta Afrika ee CAF ayaa agaasimaha xafiiska wax barashada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Maxamed Axmed u magacaabay in uu noqdo Qiimeeye Garsooreyaasha CAF. Magacaabistan ayaa waxaa ay ka dhigantahay in Mr Cali Maxamed Axmed uu noqonayto qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo masuuliyad noocan oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Markii ugu horeysay muddo ku dhawaad 10 sanadood ah ayaa masuul sare oo ka socda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu ka mid noqday masuuliyinta maamuli doona cayaaraha koobka aduunka ee FIFA beach soccer world cup ee bishan 18-keeda ka furmi doona dalka Tahiti, waxaana tani ay tusaale weyn…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Maalinimadii shalay, Xaflad weyn lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guests House, ee Degmadda Cabdicasiis, xafladaas oo looga gol lahaa dib usoo nooleeyntii Naadiga Kubadda Cagta ee Gaadiidka Naadiga Gaadiidka Oo aan garoomada lagu Arag Tan iyo Markii ay Dhacday Dowladdii Dhexe Ee Soomaaliya ayaa Xafladaas Dib loogu soo dhisay …