Home » Archives by category » Africa » Horyaalka Somalia (Page 8)

Kulamada Isreb Reebka Koobka Aduunka Ee Dhammaan Qaaradaha Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa caawa la cayaari doonaa kulamadii ugu dambeeyey ee isrebereebka Koobka Adduunka, iyadoo xulalka qaar ay xaqiijin doonaan usoo bixitaankooda Koobka adduunka ee Brazil, Halka Kuwa kalana ay isaga hari doonaan, waxaana xusid mudan in sidoo kale xulalka qaar ay aadi doonaan Play Off,  haadaba waxaa kuwaan kulamada la cayaari…

Ciid Wanaagsan Dhammaan Muslimiinta Oo Dhan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

dhammaan shaqaalaha iyo madaxda hiilkubad.com waxay hambalyo u dirayaan farxada ciida darteed  dhammaan akhristayaasha website-kaan anagoo idin leh (Kulu Caam Wa Antum Bikheyr) كل عام وأنتم بخير…

Daawo Sawriada: Mo Farah iyo Xaaskiisa Tania Oo U Dalxiis Tagay Jasiiradaha Caribbean

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeeyga Soomaaliya u dhashay ee u urda Ingiriiska haystana horyaalnimada dunida ee orodka 10 ka iyo 5ta kun ee mitir waa Maxamed faarax oo Mo Farah loo yaqaana ayaa markaan nasasho ka qaadanaya orodka iyo daalka aalmiintada waxuuna Mo farah asiga iyo xaaskiisa Tania ay dalxiis u aadeen jaziiradaha Caribbeanka ee…

macalimuu shiikha oo tababr ka bilaabay muqdisho.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cadbuqaadir xaaji shiikha oo dhawan dalka dib uu soo laabtay ayaa durba bilaabay talaabooyina hormarinta kubadda koleyga uu horay ugu dhawaawaqay. Macalimuu shiikha ayaa tababar u bilaabay macalimiinta kooxaha kubadda koleyga  laylisa Si uu ugu kordhiyo farsamada iyo dharciyada cusub ee kusoo kordhay dhanka macalimiinta sidoo kale tabarayaal waxaa qayb…

Qofkii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Oo Loo Magacaabay Qiimeeye Garsore Ee CAF

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ururka Kubada Cagta Afrika ee CAF ayaa agaasimaha xafiiska wax barashada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Maxamed Axmed u magacaabay in uu noqdo Qiimeeye Garsooreyaasha CAF. Magacaabistan ayaa waxaa ay ka dhigantahay in Mr Cali Maxamed Axmed uu noqonayto qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo masuuliyad noocan oo…

Soomaaliya oo dib ugusoo laabatay maamulka sare ee Tartamada FIFA.

Soomaaliya oo dib ugusoo laabatay maamulka sare ee Tartamada FIFA.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Markii ugu horeysay muddo ku dhawaad 10 sanadood ah ayaa masuul sare oo ka socda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu ka mid noqday masuuliyinta maamuli doona cayaaraha koobka aduunka ee FIFA beach soccer world cup ee bishan 18-keeda ka furmi doona dalka Tahiti, waxaana tani ay tusaale weyn…

Xaflad Dib Loogu Soo Dhisaayey Kooxdii Gaadiidka Oo Muqdisho Ka Dhacday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Waxaa Maalinimadii shalay, Xaflad weyn lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guests House, ee Degmadda Cabdicasiis, xafladaas oo looga gol lahaa dib usoo nooleeyntii Naadiga Kubadda Cagta ee Gaadiidka Naadiga Gaadiidka Oo aan garoomada lagu Arag Tan iyo Markii ay Dhacday Dowladdii Dhexe Ee Soomaaliya ayaa Xafladaas  Dib loogu soo dhisay …

Taratanka Tuurashada Dheer Sedexda Dhibcood Three Points-ka Oo Weli Si xiisa leh Uga Socda Garoonka Wiish Stadium.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Tartankan uu soo qaban qaabiyay Xiriirka soomaaliyeed ee kubadda koleyga  tartankan waxaa macalinka ah oo si wayn uga shaqaynaya Cabduqaadir Xaaji Daahir ( Shiikha) Shiikha ayaa si waynuga shaqaynaya in xiriirka soomaaliyeed ee kubadda koleyag uu soo saaro cayaartooy ku wanasag nqaybaha kala gedisan o ay leedahay cayaarta kubadda koleyaga,…

FIFA Oo Soo Saartay Qiimeyn Bileedka, England Oo Hoos U Dhac Sameysay Iyo Soomaaliya oo gashay Kaalinta 205-Aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida caadi caadiga ah FIFA ayaa bil kasta soo saarto Qiimeyn lagu sameenaayo Xulaka ugu Fiican, waxaana Bishaan la dareemayaa saameyn Weyn Maadama la cayaaray 18 Kulan oo ka tirsan Isreebreebka Koobka Adduunka. Tobanka Xul ee ugu horeysay ayaa is badashay marka laga reebo Spain oo iska heysata Hogaanka Qiimeyntaan…

Xiriirka Soomaliyeed Ee Kubada Cagta Ayaa Tartan U Qabtay Qaar Ka Mid Ah Garsoorayaashii Qaban Lahaa Horyaalka Heerka Koowaad Ee Dalka Soomaliya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka Soomaliyeed Ee Kubada Cagta  Ayaa Tartan U Qabtay Qaar Ka Mid Ah Garsoorayaashii Qaban Lahaa Horyaalka  Heerka Koowaad  Ee Dalka Soomaliya  Tar Tankaan Oo Lagu Magacaabo Fitnes Test    Oo Laqabto Sanad Kasta Ayaa Waxaa Shalay Loo Qabtay 8 Garsoore, waxaana garsoorayaasha kamid ahaa  Axmed Cabdulaahi Faarax (Baroodo)  Baroodo Oo Ah Garsoore…

Close