Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports Club Marcel Somson Otugi oo ka mid ahaa xidigaha Ajaanibta ee ka ciyaara Horyaalka Nationalink Championship 2013 ayaa qaata diinta Islaamka sida aan kasoo xiganay masuul ka tirsan naadiga Banaadir Sorts Club. C/llaahi Cali Cabdi ‘Fanax” Oo Ka Mid ah maamulka naadiga Banaadir ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waraaq kasoo baxday xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa lagu cadddeeyey in tartanka heerka kowaad ee Soomaaliya dib loo dhigay maadaama Xiddigaha kooxaha ay u amba baxayaan Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Africa oo lagu wado inuu maalmaha soo socda ka bilowdo Dalka Kenya. Nuqol kamid ah waraaqda ay xiriirka soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Galabta Waxaa lagu waday Garoonka Banaadir Stadium iney ka dhacdo Kulankii ugu xiisaha iyo xamaasada badnaa ee ka tirsanaa Horyaalka Soomaaliya ee Nationlink Championship 2013 ayaa baaqday inkastoo ciyaar saaxiibtinimo loo rogaykulankii labada kooxood. Kulanka ayaa ahaa kii sideedaad ee Horyaalka Soomaaliya Waxaana baaqashada Kulanka Loo sababeeyay Booqasho Uu Madaxweynah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Galabta Garoonka Banaadir Stadium waxaa ka dhici doono kulanka ugu adag horyaalka soomaaliya ee Nationlink Championship 2013 waxaana fooda isdari doona kooxaha LL.PP. Jeenyo iyo Elman kuwaas oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn horyaalka soomaaliya. Jeenyo ayaa si xarago leh ku dhaaftay Savaana furitaankii horyaalka iyagoo ku mooday laba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Galabta Kulan xiiso leh ayaa ka dhacay Garoonka Banaadir Stadium kaas oo dhexmaray Horseed iyo Banaadir Sports Club waxaana ay noqotay ciyaartii ugu mucjisada badneyd kulamadii la ciyaaray horyaalka Nationlink Championship 2013 ee dalka SOomaaliya. Banaadir ayaa gool la hormartay qeybtii hore ciyaarta markii Marcel Samson uu gool u dhaliyay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Banaadir Sports Club ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta daqiiqadii 41-aad gool uu dhaliyay Marcel Samson Otugi kaas oo ka ka faa’iideystay kubad koorno aheyd oo uu soo laday Caadil oo ah weerarka kooxda banaadir. Sidoo Kale Horseed ayaa sameysay isku dayo wanaagsan, sidoo kale waxaa kooxda Banaadir ay sidoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Taranka Sanadlaha ee Cecafa Cup Ayaa Lagu qabanayaa Dalka Kenya Sanadkaan waanaa kii 37-aad ee ay qabtaan xiriirka bariga iyo bartamaha Africa waxaana tartankaan ka qeyb gala wadamada ku bahoomay bariga iyo Bartamaha africa oo la isku yiraahdo (Council for East and Central Africa Football Association = CECAFA). Tartankaan waxaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Gaadiidka ayaa u mahad celineysa Weeraryahankooda da’da yar C/llaahi yare kaas oo ahaa dhaliyaha goalka kaliya ee ka dhashay garoonka isla markaana guushoodii ugu horeysay u horseeday Kooxda Gaadiidka. Daqiiqadii 17-aad ee ciyaarta ayaa xidiga C/llaahi Yare uu saxiixay gool caaqibo badan oo sababay in Jamaahiirta ay u sara…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shabakadda Hiilkubad Ayaa diyaar u ah iney qoraal iyo sawir ahaan idinla socodsiiso wax walba oo kusoo kordha kulanka galabta ka dhici doona Garoonka Koonis Stadium. Gaadiidka iyo Savaana ayaa guuldarooyin kala kulmay Heegan iyo Jeenyo kulamadooda ugu horeeya Horyaalka. Maanta ayey isku beegan yihiin bal aan aragno waxa ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labada Kooxood ee Gaadiidka iyo Savaana ayaa dib ugu kulmi doona horyaalka heerka koowaad ee dalka Soomaliya Nationlink Championship kadib is aragoodii hore ee heerka labaad. Savaana ayaa guuldaro 2-0 ah kala kulantay kooxda LL.PP. Jeenyo halka kooxda Gaadiidka ay 3-2 guuldaro ah ka dhaxleen kooxda hogaanka horyaalka heysa ee…