Home » Archives by category » Africa » Horyaalka Somalia (Page 2)

Sawiro: Banaadir Sports Club Oo Guul Ka Gaartay Heegan, Iyadoo Sameysay Dabaal Dag Hordhac Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa  guul ka gaartay naadiga kaalinta labaad ku jirta ee Heegan, waxayna hoggaanka horyaalka Soomaaliya ku qabatay lix dhibcood. Kooxda Banaadir Sports Club 12-daqiiqo oo qura ayey ku qaadatay inay hoggaanka u qabato ciyaarta, waxaana naadiga Heegan gool uga naxsaday Marcel Samson, ciyaarta ayaana lagu kala…

Maamulka, Ciyaartoyda & Jamaahiirta Kooxda Jeenyo Oo Tacsi Diray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maamulka Kooxda Jeenyo: Jubba Ciise Jaama, C/naasir Xiirey, Deeq Shiddo, Dr. Cismaan Diirshe, Mulki Nuur Muudey, Abshir Guulwade, C/xakiin Gacameey, Artifishaal, C/llaahi Yare, C/naasir Jubba, Cali Milan,Ismaacil Waraabe, Xaashi Cawaale, Macalin Salaad Faarax Xasan, Maxamed Cali Cabdi, Cabdi Xoor & Ciyaartoyda kooxda Jeenyo oo kala ah: Axmed Tahliil, Tahliil Maxamud,…

Warbixin Kooban Oo Ku Saabsan Wajiga Hore Ee Horyaalka Heerka 1-aad Dalka Soomaaliya Oo Lasoo Xiray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shalay oo aheyd maalinimo Talaado ah taariikhduna ku asteesneed 04/Ferbruary/2014 waxaa soi rasmi ah loosoo afjaray waregii koowaad ee horyaalka heerka 1-aad Dalkeena Soomaaliya (Nationlink Championship) waxaana guul kusoo xiray kooxda hogaamineysa horyaalka ee Banaadir Sports Club oo 4-1 ku garaacday naadiga hoose ee Savaana. Naadiga Banaadir ayaana hogaanka kala…

Banaadir Sports Club Oo Ku Raaxeysaneysa Savaana Lana Wareegtay Hogaanka Horyaalka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Banaadir Sports Club ayaa hogaanka horyaalka si rasmi ah ula wareegtay kadib guul ay kusoo xirtay qeybta koowaad ee horyaalka Nationlink Championship waxaana ay 4-1 ku garaaceen kooxda liidata ee Savaana. Banaadir ayaa hogaanka ciyaarta qabatay waxaana ay gool ka heshay daaficii hore xulka Soomaaliya Mustaf Cumar Faransa kaas oo…

Xidiga Hore Ee Kooxda Muqdisho Axmed Cabaas Busuri Oo Lagu Soo Dhaweeyey Garoonka Banadir

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigii hore xulka qaranka dalka soomaaliya iyo Naadigii Menecipia Axmed Cabaas Busuri ayaa si wayn wayn loogu soo dhaweeyay garoonka Kubadda Cagta Banaadir (EX koonis ) iyadoona ay goobjoog u ahaayeen kumaan kun dadwayne oo isugu jira taageerayaal Madaxda Xirirada Guddiga olombikada iyo ciyaartoydii hore ee Isboorta dalka Nuucyadiisa kala…

LL.PP. Jeenyo Oo Dardartay Gaadiidka Xili Liinje Uu Laba Jeer Shabaqa Soo Taabtay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulan Xiiso badan ayaa haatan ka socda garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmarayaa kooxaha LL.PP Jeenyo iyo Gaadiidka oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Soomaaliya. Jeenyo oo kulankii ugu dabeeyay qasaaro kala kulantay Heegan ayaa dib u heshay weeraryahankeeda C/qaadir Liinje sidoo kale Gaadiidka ayaa heleysa laba xidig…

Xiriirka Soomaaliya Oo Bilaabaay Diyaargarowga Ciyaaraha Olombikda 2016 & Tartanka Dhalinyarada Africa 2015.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa bilaabay u diyaar garowga qeybta kubada cagta ee tartanka Olombikada aduunka ee lagu qabanayo Magaalada Rio De Janerio ee dalka Brazil sanadka 2016-ka iyo sido kale tartanka dhalinyarada Afrika ee ka dhacaya Dalka Senegal 2015-ka. Sida lagu Shaaciyay Website-ka Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya Ee…

Live: Banaadir SC 3 – 2 Gaadiidka: Banaadir Sports Club Oo Hogaanka Si Rasmi Ah U Qabatay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulan Xiiso Badan Ayaa  Kusoo dhamaaday Garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmaray kooxaha Banaadir Sports Club iyo Gaadiidka kuwaas oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee daka Soomaaliya. Gaadiidka galabta waxaa u ciyaaraya laba xidig oo keenyaati ah kuwaas oo dhawaan kusoo biiray iyadoo ay xusuus mudan tahay in goolhaye…

Jeenyo 0 – 1 Heegan: Jabriil Xasan Fariid Oo Hogaanka U Dhiibay Kooxdiisa Heegan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulan aad u xiiso badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium wuxuuna dhexmarayaa kooxaha Jeenyo iyo Heegan waana kulankii Lixaad ee labada kooxood. Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood, halka Heegan ay leedahay 9-dhibcood, waxaana Jaanis u heysta inuu hogaanka la wareego Jeenyo oo tiigsan doonta 13-dhibcood hadii ay guul gaarto. Si…

Hordhaca: Jeenyo vs Heegan: Kooxda Jeenyo Oo Jaanis U Heysata Iney Hogaanka La Wareegto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jeenyo iyo Heegan ayaa galabta isku farasaari doona garoonka Banaadir Stadium kulan xiiso badan oo ay taagerayasha labada dhinac wada sugayaan. Jeenyo ayaa kulankeedii ugu dambeeyay barbaro aysan u qalmin ka heshay kooxda Banaadir Sports Club halka Heegan ay guuldaro la isku xiiqay ka heshay Elman. Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood…

Close