Home » Archives by category » Africa » Horyaalka Somalia » Heerka 1-aad (Page 4)

Kooxda Dekedda Oo Si Xarago Leh Kaga Talaabsatay Dhigeeda Horseed Kulankii Labaad Ee Horyaalka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa Bilowday Kulan xiiso badan oo ka tirsan Horyaalka Soomaaliya oo ay isaga hor imaanyaan kooxaha Horseed iyo Dekedda waana kulankii labaad ee horyaalka. Labada Kooxood ayaa muujinaya dhiiranaan iyagoo ciyaaraya kulankoodii ugu horeeyay horyaalka kadib dib u habeynta Garoonka Koonis Stadium. Ilaa Haatan Laba Badal ayey sameeyeen kooxda Horseed…

Daawo Muuqaal: Kulankii Ugu Horeeyay Horyaalka Soomaaliya & Astaanta Qaranka Oo La Muujiyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulankii Shalay Galab ka dhacay Garoonka Koonis Stadium ee dhexmaray kooxaha Heegan iyo Gaadiidka kaas oo ahaa kulankii ugu horeeyay ee horyaalka 38-aad ee dalkeena soomaaliya. Hormarka Dalka Uu gaaray ayaa ah in lagu ciyaaro garoon Cows Artificial ah waxaana Muuqaalkaan Soo duubay oo mahadiisa iska leh Talafashinka Qaranka Soomaaliyeed.…

Sawiro: Horyaalka Soomaaliya Oo Furmay & Heegan Oo Guul Ku Bilowday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Heerka Koowaad Ee Dalkeena Soomaaliya Ayaa furmay waxaana guul ku bilaabay Kooxda Heegan oo 3-2 kaga badisay Kooxda Heerka labaad kasoo dalacday ee Gaadiidka. Furitaankii Horyaalka iyo Natiijada Ciyaarta ayaa noqotay mid dadkii usoo daawasho tagay ay ku qanceen waxaana laga soo qaaday sawiradaan quruxda badan. DAAWO SAWIRADA Abdirashid…

Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubada Cagta Oo Badalay Magaca Horyaalka Soomaaliya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya [SFF] ayaa badal ku sameeyay magacii hore ee horyaalka kaas oo ahaan jiray Somalia Championship waxaana laga dhigay Nationlink Championship. Xog-Hayaha  Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta Cabdiqani Saciid Carab ayaa kaga dhawaajiyay ka hor furitaankii kulankii maanta ee kooxaha Heegan iyo Gaadiidka isagoo cod dheer ugu…

Kooxda Heegan Oo Dirqi Kaga Talaabsatay Kooxda Heerka Labaad Kasoo Dalacday Ee Gaadiidka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sadex Gool oo ay kala dhaliyeen Maxamuud Xaayow, Cusmaan Ayeerta & Axmed Waji ayaa u sahlay kooxda kubada cagta ee Heegan iney sadexda dhibcood ka qaadato kooxda Gaadiidka oo sanadkii ugu horeeyay ciyareysa horyaalka heerka koowaad ee dalka Soomaaliya. Ciyaar aad u xiiso badneyd oo aheyd furitaanka horyaalka Soomaaliya taas…

El-man Oo Ka Qaaday Koobkii Super Cupka 10 Ciyaariyahan Oo Banaadir S.Club Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulankii ugu horeeyay heer caalami ayaa haatan ka soconaya garoonka Banadir Stadium ama Koonis Stadium waxaana ciyaar xiiso badan ay ku dhex mareysaa kooxaha Banadir Sports Club iyo Elman kuwaas oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Soomaaliya. Ciyaartana Wey Socotaa Shabakadda Hiilkubad Ee Ciyaaraha ayaana isku xil…

Isku Aadka Wareega 1-ad Ee Horyaalka Soomaaliya Oo Lasoo Saaray & Xiliga Uu Furmayo Oo La Shaaciyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalinta Jimcaha ee soo aadan taariikhduna ku beegan tahay 08/11/2013 waxaa si habsami leh lagu wadaa inuu kaga furmi doono horyaalka Soomaaliya waxaana lagu furi doonaa kooxaha Heegan iyo Gaadiidka. Garoonka Benadir Stadium [Koonis] ayaa diyaar u ah martigelinta kumanaanka kun ee taagerayaasha iyo ciyaartoyda labada dhinac waxaana loogu tala…

Kulan Ay Soo Qaban Qaabiyeen Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Oo Ka Dhacay Muqdisho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa Hotel Global ee Magaalada Muqdisho Maanta kadhacay kulan ay soo qaban qaabiyeen Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed, kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Maamulada Kooxaha heerka koowaad, Tababarayaasha iyo Kabtanada kooxaha ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed Cali Siciid Geeddi iyo Xoghayaha Cabdi Qani Siciid Carab, ugu…

Xilliga La Cayaarayo Kulanka Super Cup-ka Sooomaaliya Oo Lagu dhawaaqay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka Soomaaaliyeed ee Kubadda Cagta  ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xilli La Cayaarayo Super Cup-ka Soomaaliya oo loo dhigo kooxaha ku kala guuleystay Horyalka Soomaaliya iyo Koobka Koobabka General Daa’ud. Labada Kooxood oo cup-kaan wada cayaarayo ayaa kala ah: Kooxda ElMan oo ku guuleysatay Horyaalka Soomaaliya iyo Kooxda Banaadir…

Sawiro: Guddoomiye Cusub Oo Loo Doortay Naadiga Banaadir Sports Club Iyo Sanad Guurada 20-aad Ee Naadiga Oo Loo Dabaal Degay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Banaadir Sports Club ayaa waxa uu u dabaal degay sanad guuradiisii 20aad halka isla xafladda lagu caleemo saaray Guddoomiye Cusub. Abuukar Maxamed Sheekh ayaa loo doortay Guddoomiyaha Cusub ee Naadiga Banaadir Sports Club kadib markii uu xilkaasi ku wareejiyay Guddoomiyihii hore ee Naadiga Cabdirashiid Cali Jabane. Sidoo kale Guddoomiyihii…

Page 4 of 512345
Close