Home » Archives by category » Africa » Horyaalka Somalia » Heerka 1-aad (Page 3)

C/llaahi Yare Ayaa Naadiga Gaadiidka Ka Saaciday Iney Gaaraan Guushoodii Ugu Horeysay Horyaalka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Gaadiidka ayaa u mahad celineysa Weeraryahankooda da’da yar C/llaahi yare kaas oo ahaa dhaliyaha goalka kaliya ee ka dhashay garoonka isla markaana guushoodii ugu horeysay u horseeday Kooxda Gaadiidka. Daqiiqadii 17-aad ee ciyaarta ayaa xidiga C/llaahi Yare uu saxiixay gool caaqibo badan oo sababay in Jamaahiirta ay u sara…

Live: Gaadiidka vs Savaana: Toos Ula Soco Wax Walb Oo Kusoo Kordha Kulanka Adaga Ee Galaba

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakadda Hiilkubad Ayaa diyaar u ah iney qoraal iyo sawir ahaan idinla socodsiiso wax walba oo kusoo kordha kulanka galabta ka dhici doona Garoonka Koonis Stadium. Gaadiidka iyo Savaana ayaa guuldarooyin kala kulmay Heegan iyo Jeenyo kulamadooda ugu horeeya Horyaalka. Maanta ayey isku beegan yihiin bal aan aragno waxa ka…

Gaadiidka vs Savaana: Wiilasha Ku Cusub Heerka Koowad Oo Iska Hor Imaan Doona Galabta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada Kooxood ee Gaadiidka iyo Savaana ayaa dib ugu kulmi doona horyaalka heerka koowaad ee dalka Soomaliya Nationlink Championship kadib is aragoodii hore ee heerka labaad. Savaana ayaa guuldaro 2-0 ah kala kulantay kooxda LL.PP. Jeenyo halka kooxda Gaadiidka ay 3-2 guuldaro ah ka dhaxleen kooxda hogaanka horyaalka heysa ee…

Heegan Oo Waqtigii Dhimashada Guusha Ka Heshay Dekedda Hogaankana La Wareegtay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gool soo daahay oo uu dhaliyay Xidiga Khadka Dhexe kooxda Heegan Maxamuud Cabdi Xaayow ayaa ka dhigay in Heegan ay sadexda dhibcood ka qaadato kooxda Dekedda oo dadaal badan galabta bixisay. Ciyaarta ayaa aheyd mid xamaasad badan inkastoo labada kooxood ay iska qasariyeen jaanisyo gool Loo Fishay hadana uma suuragalin…

Dekedda vs Heegan: Dekedda Oo Horay u Garacday Militariga Ayaa Ka Hor Imaaneysa Booliska

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda Dekedda ayaa ah hogaamiyayaasha Horyaalka Nationalink Championship ee dalka Soomaaliya waxaana ay ku horkaceysa farqiga goolasha madama ay kooxda Horseed Ee Ciidanka Militariga Ku garaaceen awood ku dhan 3-0. Dekedda ayaa kulankeedii furitaanka garaacday Horseed waxeyna galabta ka hor imaaneysaa Kooxda Heegan oo ah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Heegan…

Kala Horeynta Kooxaha, Kaararkii La Bixiyay & Goaldhalinta Horyaalka Soomaaliya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa soo dhamaaday wareega koowaad ee ay kooxaha horyaalka soomaaliya waxaana galabta la ciyaaray kulankii ugu dambeyay horyaalka taasoo ka dhigan in koox walba ay ciyaarta hal kulan waxaana dhacay isbuucaan afar kulan oo culus. Kooxaha Dekedda, Jeenyo, Banaadir Sports Club & Heegan ayaa guul wada gaaray dhamaan kulamadii ay…

Banaadir S. C. Oo Sadex Dhibcood Ka Qaadatay Difaacdayaasha Elman Xili Sadex Casaan La Siiyay Banaadir

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa natiijo wanaagsan ka heshay kooxda difaacaneysa horyaalka Ee Elman madama ay guul muhiim ah ay ka gaartay kulankii ka dhacay Koonis Galabta. Weeraryahanka Qaranka Kenya Marcelo Odhimabo ee Kooxda Banaadir Sports Club ayaa bilaabay bandhiga goolasha banaadir kadib markii uu cawinaad ka helay Daadir Amin…

Kulanka Ugu Culus Isbuca Koowaad Ee Horyalka Soomaaliya (Elman Vs Banadir S. Club)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta waxaa dhici doona kulankii ugu dambeeyay lugta koowaad ee horyaalka soomaaliya waana kulanka ugu adag ee horyaalka waxaana is farasaari doona kooxaha Elman oo ah difaacdayaasha Horyaalka iyo Kooxda Banadir Sports Club oo ka mid ah kooxaha ugu tunka weyn horyaalka soomaaliya. labadan kooxood ayaa isku farasaaray garoonka Koonis…

Live: Elman vs Banadir S. C: Kulanka Mogadishu Derby Oo Ka Dhacaya Koonis Stadium

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kala Soco Barnaamijkaan Live-ka ah Wax Walba Oo Kusoo Kordha Kulanka Galabta Ka Hor Kulanka: Ciyaartoyda Line Upka iyo hadii ay jiraan wiilal dhaawac ku maqan..   Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada…

Sawiro: LL.PP. Jeenyo Oo Si Xarago Leh Kaga Talaabsatay Kooxda Savana Kulankii Galabta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda LL.PP. Jeenyo ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Savana Kulan ka tirsan horyaalka 38-aad ee dalka soomaaliya kulan xiiso lahaa oo galabta ka dhacay garoonka Koonis Stadium ee dagmada C/Casiis. C/qaadir Liinje oo ah wiil ku cusub kooxda Ayaa dhaliyay labada goal ee u sahashay kooxda Jeenyo iney…

Page 3 of 512345
Close