Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maalmo nasiino ah kadib waxaa maanta la ciyaari doona horyaalka heerka koowaad ee dalka soomaaliya ee loo yaqaano Nationlink Championship waxaana fooda isdari doona kooxaha Elman iyo Heegan oo ka mid ah kooxaha ugu awooda badan horyaalka, labadaan kooxood ayaana ka mid ah afarta koox ee ugu sareeya horyaalka taasoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Banaadir Sports Club ayaa guul ka gaartay naadiga kaalinta labaad ku jirta ee Heegan, waxayna hoggaanka horyaalka Soomaaliya ku qabatay lix dhibcood. Kooxda Banaadir Sports Club 12-daqiiqo oo qura ayey ku qaadatay inay hoggaanka u qabato ciyaarta, waxaana naadiga Heegan gool uga naxsaday Marcel Samson, ciyaarta ayaana lagu kala…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigii hore xulka qaranka dalka soomaaliya iyo Naadigii Menecipia Axmed Cabaas Busuri ayaa si wayn wayn loogu soo dhaweeyay garoonka Kubadda Cagta Banaadir (EX koonis ) iyadoona ay goobjoog u ahaayeen kumaan kun dadwayne oo isugu jira taageerayaal Madaxda Xirirada Guddiga olombikada iyo ciyaartoydii hore ee Isboorta dalka Nuucyadiisa kala…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jeenyo iyo Heegan ayaa galabta isku farasaari doona garoonka Banaadir Stadium kulan xiiso badan oo ay taagerayasha labada dhinac wada sugayaan. Jeenyo ayaa kulankeedii ugu dambeeyay barbaro aysan u qalmin ka heshay kooxda Banaadir Sports Club halka Heegan ay guuldaro la isku xiiqay ka heshay Elman. Jeenyo ayaa leh 10-dhibcood…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad.com waxey ku guuleysatay iney akhristayaasheeda usoo tabiso ciyaarta xiisaha leh ee galabta dhexmari doona kooxaha Heegan iyo Elman kulan ka tirsan Horyaalka Heerka Koowaad ee dalka. Kulankaan ayaa ah kii Shanaad ee Labadaan Kooxood, Dhacdooyinka ka dhaca garoonka, Kaararka La bixiyo, Natiijada Ciyaarta dhamaan waan idiin soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Galabta waxaa garoonka Banaadir Stadium ee dagmada C/Casiis ka dhici doona kulan culus oo dhexmari doona kooxaha Elman iyo Heegan kana mid ah kooxaha ugu waaweyn horyaalka Soomaaliya sidoo kalana ku jira kaalmaha 3-aad iyo 4-aad. Si Kastaba Labadan kooxood ayaa tiigsanaya iney hogaanka Horyaalka si kumeel gaar ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida la filayay Kooxda Gaadiidka ayaa ka hor kulankeedii maanta ee Horseed kuso bandhigtay laba xidig oo ajaanib ah kuwaas oo kusoo biiray kana soo jeeda dalka Kenya. Sida uu horay u shaaciyay Xog-hayaha Naadiga Gaadiidka Bile Maxamuud Jimcaale oo maanta la haladlay Saxaafada Ciyaaraha ee gudaha soomaaliya. Kooxdaan ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan Xiiso Badan ayaa ka socda garoonka Banaadir Stadium waana Kulankii afaraad ee labada kooxood inkastoo kooxda Dekedda aysan labadii kulan ee ugu dambeysay aysan guul gaarin. Jeenyo ayaa labadii kulan ee ugu dambeysay hal kulan badisay kulana guuldaro la kulantay waxaana ay labada kooxood kala leeyihin Jeenyo 6-dhibcood, Dekedda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maanta Waxaa garoonka Banaadir Stadium ka dhici doona kulanka ugu culus kulamada horyaalka Nationlink Championship ee dalkeena Soomaaliya kaas oo dhexmari doona kooxaha LL.PP. Jeenyo iyo Elman kuwaas oo ka mid ah kooxaha ugu awooda badan horyaalka. Kadib hakad la galiyay horyaalka madama ay xulka qaranka ka qeyb galayeen tartankii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maanta Waxaa Dib Uga Furmi Doona Magaalada Muqdisho Horyaalkii 38-aad ee Dalkeena Soomaaliya kadib hakad ku yimid muddo kooban markii Ay safar Dibada ah ay u ambabaxeen Xulka Qaranka Soomaaliya. Kulanka Ugu Soo Horeeya Maanta Waxaa Ciyaari Doona Kooxaha LL.PP. Jeenyo & Elman kuwaas oo ka mid ah kooxaha ugu…