Home » Archives by category » Africa » Horyaalka Somalia

Kooxda Horyaal Sports Oo Ku Guuleysatay Koobkii Sanad Guuradii 6-aad Ee Wargeyska Horyaal Sports

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

maanta oo ay taariikhdu ku beegneyd 18-ka May waxey aheyd sanad guuradii 6-aad ee wargeyska caanka ah ee Horyaal Sports waxeyna maamulka wargeyska garteen madama wargeyska uu ka shaqeeyo arimaha ciyaaraha in koob munaasabad ah loogu dhigo garoonka Salaxa Shiirkole ee dagmada Hodan. Koobkii ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Wargeyska waxaa…

LL.PP. Jeenyo Oo Ku Guuleysatay Koobka Janaraal Daa’uud & Ra’isul Wasaraha Oo Ka Qeyb Galay +Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda LL.PP. Jeenyo ayaa u dabaal dagtay hanashada koobka Janaraal Daa’uud ee sanadka 2014 markii ay 4-2 ku garaaceen kooxda Heegan oo ay wada joogeen Fianlka Tartankaan. Ciyaar xiiso badneyd oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin badan oo dowladda soomaaliya ka tirsan ayaa ka dhacday garoonka Banaadir Stadium iyadoo masuuliyiintaas…

Isku Aadka Koobka Cecafa Nile Basin Cup Oo La Sameeyay Xili Kooxda Soomalida Ah Ee Elman Oo Gashay Group Adag

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ururuka cayaaraha ee bariga iyo bartamaha africa ee loo yaqaano East and Central Africa Football Associations (CECAFA) ayaa ku dhawaaqay isku aadka koobka Nile Basin Cup oo ah tartan cusub oo hada la abuurayo. Tartanka CECAFA Nile Basin Cup ayaa waxaa uu bilaaban doonaa 22- May waxaana lagu qaban doonaa…

LL.PP. Jeenyo Oo U Gudubtay Finalka Koobka Janaraal Daa’uud Iyagoo Garaacay Banaadir SC + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda LL.PP. Jeenyo ayaa u gudubtay Finalka tartanka Janaraal Daa’uud kadib markii ay shalay ciyaar xiiso badan ku garaaceen kooxda heysta horyaalnimada soomaaliya ee Banaadir Sports Club. Jeenyo ayaa ciyaarta kusoo idleysay 2-1 iyadoo goolasheeda ka heshay Meeman & Shaafaa halka Goolka kali ah ee ay la timid Banaadir Sports…

Wasiirka Sports-ka Somalia Oo FIFA Uga Mahad Celiyay Hormarka Sports Oo Ay Somalia Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii si guul ku dheehan usoo gaba gaboobay Course ama darsi laga baranaayay garsooranimada kaasi oo markii ugu horeesay mudo 25-sano kadib gudaha Somalia ay FIFA ku qabatay, Dowlada Somalia ayaa u mahad celisay FIFA iyo sida ay kubada cagta dalka Somalia usoo nooleesay FIFA, Wasiirka dhalinyrada iyo sports-ka…

Xulka Qaranka Soomaaliye Ee Da’doodu Ka Hooseyso 20-jirada Oo Gaaray Sudan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida uu inoo Xaqiijiyay Wariye Maxamed Ciise Koonaa oo ka mid ah wariyayaasha ku sugan dalka Sudan waxaa xalay gelinkii dambe magaalada Khartoum ee dalka Sudan gaaray Xulka Qaranka Soomaaliye ee da’doodu ka hooseyso 20-jirad kuwaas oo lagu wado iney kulan isreeb-reeb ah la ciyaaraan xulka Sudan ee 20-jirada. Wariye…

Xulka Qaranka Soomaaliya Ee 20-Jirada Oo Berito Ka Amba Bixi Doona Magaalada Muqdisho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hoosey 20-jirada ayaa berito ka amba bixi doona garoonka Aden Adde International Airport ee magaalada Muqdisho waxeyna aadi doonaan dalka Sudan halkaas oo ay kulan loogu soo baxayo koobka dhalinyarada qaarada Afrika ay kula ciyaari doonaan xulka Dhalinyarada Sudan. Tartankaan ayaa kusoo aaday xili…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Galabta Dhexmari Doona Elman vs Heegan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalmo nasiino ah kadib waxaa maanta la ciyaari doona horyaalka heerka koowaad ee dalka soomaaliya ee loo yaqaano Nationlink Championship waxaana fooda isdari doona kooxaha Elman iyo Heegan oo ka mid ah kooxaha ugu awooda badan horyaalka, labadaan kooxood ayaana ka mid ah afarta koox ee ugu sareeya horyaalka taasoo…

Sawiro: Banaadir Sports Club Oo Guul Ka Gaartay Heegan, Iyadoo Sameysay Dabaal Dag Hordhac Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa  guul ka gaartay naadiga kaalinta labaad ku jirta ee Heegan, waxayna hoggaanka horyaalka Soomaaliya ku qabatay lix dhibcood. Kooxda Banaadir Sports Club 12-daqiiqo oo qura ayey ku qaadatay inay hoggaanka u qabato ciyaarta, waxaana naadiga Heegan gool uga naxsaday Marcel Samson, ciyaarta ayaana lagu kala…

Maamulka, Ciyaartoyda & Jamaahiirta Kooxda Jeenyo Oo Tacsi Diray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maamulka Kooxda Jeenyo: Jubba Ciise Jaama, C/naasir Xiirey, Deeq Shiddo, Dr. Cismaan Diirshe, Mulki Nuur Muudey, Abshir Guulwade, C/xakiin Gacameey, Artifishaal, C/llaahi Yare, C/naasir Jubba, Cali Milan,Ismaacil Waraabe, Xaashi Cawaale, Macalin Salaad Faarax Xasan, Maxamed Cali Cabdi, Cabdi Xoor & Ciyaartoyda kooxda Jeenyo oo kala ah: Axmed Tahliil, Tahliil Maxamud,…

Page 1 of 8123Next ›Last »
Close