Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Nigeria ayaa noqday xulkii ugu horeeyay oo Africa Ka Socda oo iska diiwaan galiyay Koobka Aduunka 2014-ka kaas oo lagu qaban doono Dalka Brazil Xagaaga Dambe. Rigoore Loo Dhigay Victor Moses daqiqiadii 20-aad ayaa gool u noqotay Xulka Super Eagles iyadoo ciyaarta ay noqotay 1-0, taasoo ka dhigan in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka Qaarada Africa ee CAF ayaa soo saaray laba abaalmarin oo la bixin doono sanadka 2013-ka kuwaas oo lakala gudoonsiin dono laba xidig. Abaalmarin waa mid guud taasoo ka dhigan in xidig walba oo Africa ka tirsan isla markaana ka xamaasha meel walba qaab ciyareedkiisuna wanaagsan yahay uu kasoo muuqan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Taranka Sanadlaha ee Cecafa Cup Ayaa Lagu qabanayaa Dalka Kenya Sanadkaan waanaa kii 37-aad ee ay qabtaan xiriirka bariga iyo bartamaha Africa waxaana tartankaan ka qeyb gala wadamada ku bahoomay bariga iyo Bartamaha africa oo la isku yiraahdo (Council for East and Central Africa Football Association = CECAFA). Tartankaan waxaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Gaadiidka ayaa u mahad celineysa Weeraryahankooda da’da yar C/llaahi yare kaas oo ahaa dhaliyaha goalka kaliya ee ka dhashay garoonka isla markaana guushoodii ugu horeysay u horseeday Kooxda Gaadiidka. Daqiiqadii 17-aad ee ciyaarta ayaa xidiga C/llaahi Yare uu saxiixay gool caaqibo badan oo sababay in Jamaahiirta ay u sara…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shabakadda Hiilkubad Ayaa diyaar u ah iney qoraal iyo sawir ahaan idinla socodsiiso wax walba oo kusoo kordha kulanka galabta ka dhici doona Garoonka Koonis Stadium. Gaadiidka iyo Savaana ayaa guuldarooyin kala kulmay Heegan iyo Jeenyo kulamadooda ugu horeeya Horyaalka. Maanta ayey isku beegan yihiin bal aan aragno waxa ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labada Kooxood ee Gaadiidka iyo Savaana ayaa dib ugu kulmi doona horyaalka heerka koowaad ee dalka Soomaliya Nationlink Championship kadib is aragoodii hore ee heerka labaad. Savaana ayaa guuldaro 2-0 ah kala kulantay kooxda LL.PP. Jeenyo halka kooxda Gaadiidka ay 3-2 guuldaro ah ka dhaxleen kooxda hogaanka horyaalka heysa ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gool soo daahay oo uu dhaliyay Xidiga Khadka Dhexe kooxda Heegan Maxamuud Cabdi Xaayow ayaa ka dhigay in Heegan ay sadexda dhibcood ka qaadato kooxda Dekedda oo dadaal badan galabta bixisay. Ciyaarta ayaa aheyd mid xamaasad badan inkastoo labada kooxood ay iska qasariyeen jaanisyo gool Loo Fishay hadana uma suuragalin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Dekedda ayaa ah hogaamiyayaasha Horyaalka Nationalink Championship ee dalka Soomaaliya waxaana ay ku horkaceysa farqiga goolasha madama ay kooxda Horseed Ee Ciidanka Militariga Ku garaaceen awood ku dhan 3-0. Dekedda ayaa kulankeedii furitaanka garaacday Horseed waxeyna galabta ka hor imaaneysaa Kooxda Heegan oo ah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Heegan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa soo dhamaaday wareega koowaad ee ay kooxaha horyaalka soomaaliya waxaana galabta la ciyaaray kulankii ugu dambeyay horyaalka taasoo ka dhigan in koox walba ay ciyaarta hal kulan waxaana dhacay isbuucaan afar kulan oo culus. Kooxaha Dekedda, Jeenyo, Banaadir Sports Club & Heegan ayaa guul wada gaaray dhamaan kulamadii ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Banaadir Sports Club ayaa natiijo wanaagsan ka heshay kooxda difaacaneysa horyaalka Ee Elman madama ay guul muhiim ah ay ka gaartay kulankii ka dhacay Koonis Galabta. Weeraryahanka Qaranka Kenya Marcelo Odhimabo ee Kooxda Banaadir Sports Club ayaa bilaabay bandhiga goolasha banaadir kadib markii uu cawinaad ka helay Daadir Amin…