Home » Archives by category » Africa (Page 10)

Alla Maxay Taariikh Tahay: Algeria Oo Noqotay Wadanka Kaliya Ee Carbeed Ee Isa Xaadiriyey Koobka Ee Brazil 2014

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Algeria ayaa noqotay xulkii shanaad ee Afrika iyo xulka kaliya ee dalalka carabta ee u soo baxay Koobka Adduunka ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen Burkina Faso kulankii lugta labaad ee kala baxa isreebreebka Koobka Adduunka. Algeria ayaa ku soo baxday sharciga goolasha martida madaama kulankii lugta hore oo marti…

Sawiro: Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Dartiis Loo Badalay Kulankii Dhexmari Lahaa Kooxaha Jeenyo & Elman

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Galabta Waxaa lagu waday Garoonka Banaadir Stadium iney ka dhacdo Kulankii ugu xiisaha iyo xamaasada badnaa ee ka tirsanaa Horyaalka Soomaaliya ee Nationlink Championship 2013 ayaa baaqday inkastoo ciyaar saaxiibtinimo loo rogaykulankii  labada kooxood. Kulanka ayaa ahaa kii sideedaad ee Horyaalka Soomaaliya Waxaana baaqashada Kulanka Loo sababeeyay Booqasho Uu Madaxweynah…

Masar vs Ghana, Algeria vs Burkina Faso: Falanqeynta Kulamada Play-offs Koobka Aduunka Qaarada Africa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Caawa waxaa la sugayaa iney soo dhameystirmaan shanta dal ee qaarada africa kaga qeyb galaya Koobka Aduunka 2014-ka Brazil ka dhici doona waxaana horay u xaqiijiyay soo bixitaankooda: Ivoary Coast, Cameroon & Nigeria waxaana caawa laga wardhowri doonaa Algeria vs Burkina Faso iyo Masar vs Ghana. Masar vs Ghana:…

Jeenyo vs Elman: Kulanka Muqdisho Derby Oo Galabta Ka Dhici Doona Garoonka Banadir Stadium

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Galabta Garoonka Banaadir Stadium waxaa ka dhici doono kulanka ugu adag horyaalka soomaaliya ee Nationlink Championship 2013 waxaana fooda isdari doona kooxaha LL.PP. Jeenyo iyo Elman kuwaas oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn horyaalka soomaaliya. Jeenyo ayaa si xarago leh ku dhaaftay Savaana furitaankii horyaalka iyagoo ku mooday laba…

Azzurri & Super Eagles Oo Barbardhac Ku Kala Baxay Kulan Ka Dhacay Craven Cottage

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Emanuele Giaccherini ayaa ka saaciday xulka Italy iney barbardhac ka hesho xulka reer Africa ee Nigeria taasoo ka dhigan in labada xul ay ku kala baxeen barabrdhac 2-2. Weeraryahanka da’da yar ee kooxda Fiorentina Rossi ayaa bilaabay bandhiga Italy markii daqiiqadii 12-aad uu gool u dhaliyay xulka Italy waxaase ciyaarta ay…

Horseed & Banaadir Sports Club Oo Isku Garab Dhacay Ciyaar Mucjiso Lagu Tilmaamay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Galabta Kulan xiiso leh ayaa ka dhacay Garoonka Banaadir Stadium kaas oo dhexmaray Horseed iyo Banaadir Sports Club waxaana ay noqotay ciyaartii ugu mucjisada badneyd kulamadii la ciyaaray horyaalka Nationlink Championship 2013 ee dalka SOomaaliya. Banaadir ayaa gool la hormartay qeybtii hore ciyaarta markii Marcel Samson uu gool u dhaliyay…

Live: Horseed 2-2 Banaadir SC: Toos Ula Soco Ciyaarta Xiisaha Leh Ee Galabta Ka Dhaceysa Koonis Stadium

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta daqiiqadii 41-aad gool uu dhaliyay Marcel Samson Otugi kaas oo ka ka faa’iideystay kubad koorno aheyd oo uu soo laday Caadil oo ah weerarka kooxda banaadir. Sidoo Kale Horseed ayaa sameysay isku dayo wanaagsan, sidoo kale waxaa kooxda Banaadir ay sidoo…

Cameroon Oo Minankooda Ku Garaacay Tunisia Kana Mid Noqotay Xulalka Africa Ee Soo Gaaray Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xulka Cameroon ayaa guul muhiim ah ka gaaray xulka Tunisia Kulan ka dhacay minankooda lugtii labaad ee kulamada play-offka Koobka Aduunka wadamada qaaradda Africa. Kulankii hore ee ka dhacay Tunisia ayaa kusoo dhamaaday 0-0 waxba lakala dhali waayay balse Cameroon ayaa miciyo ku yeelatay gurigeeda markii ay Tunisia ku…

Santi Cazorla & Juanfran Ayaa Ka Saaciday Xulka Spain Iney Ka Gudbaan Equatorial Guinea

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Spain ayaa guul muhiim ah ka gaartay safarkii ay ku tageen Africa kulan xiiso lahaa oo ay la qaateen  Equatorial Guinea. Xabi Alonso kaliya ayaa kusoo bilowday dhamaan xidigaha safka hore ee macalin Del Bosque taasoo ka dhigan inuu tijaabsaday wiilal hor leh: Koke, Negredo, Inigo Martinez, Juanfran, Barta,…

Xulka Ivoary Coast Oo Nigeria Kula Midoobay Usoo Bixitaanka Koobka Aduunka 2014

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Gool soo daahay oo yimid waqtigii dhimashada ayaa rajo beel ka dhigay xulka Senegal kulan ka dhacay minanka Senegal ciyaar xiiso badneyd oo xalay dhacday. Ivoary Coast ayaa guul muhiim ah kasoo gaartay lugtii hore madama gurigooda lagu ciyaarayay iyadoo kusoo adkaatay 3-1, bale kulankaan ayaa natiijo ka duwan…

Close