Home » Europe » Champions League » Ronaldo Oo Aan U Dabaal Dagin Goolkii Sergio Ramos Ee Badbaadiyay Finalka Champions League (Daawo Muuqaal)

Ronaldo Oo Aan U Dabaal Dagin Goolkii Sergio Ramos Ee Badbaadiyay Finalka Champions League (Daawo Muuqaal)


ramos

Layaab ayey noqotay waase la rumeysan la’yahay lagana gun gaari la’yahay sababta rasmiga ah ee ka dambeysay in xidiga Aduunka Cristiano Ronaldo uusan u dabaal dagin goolkii Sergio Ramos ee badbaadiyay Riyadii La Decima ee Real Madrid.

Ramos ayaa dhaliyay gool barbardhac ah oo yimi daqiiqadii 90+3 ee ciyaarta waxaana taas ay Real ka saaciday iney gadaal ka xasuuqdo Atletico Madrid isla markaana qaado Champions League.

Arinta ugu weyn ee lasoo calameyay ayaa ah in Ronaldo uusan u dabaal dagin goolka Ramos, xili xidigaha Madrid oo uu ku jiro Caawiyaha Ancelotti Zidane ay si xowli ah ugu dabaal dageen dhanka Koornada.

Ronaldo ayaa shabaqa kubada kasoo dhexbixinaya kadibna u tuuraya dhanka koornaha mana aadayo meesha ay farxadu ka socoto lama garan sababta.

DAWO MUUQAALKA:

Akhriste qiyaas sababta keentay in Ronaldo uusan u dabaal dagin goolkaas?

 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Ronaldo Oo Aan U Dabaal Dagin Goolkii Sergio Ramos Ee Badbaadiyay Finalka Champions League (Daawo Muuqaal)

  1. amiin Reply

    May 28, 2014 at 2:26 PM

    isaga in ow dhaliyo ayuu rabay waa doqon maxaa yeelay goalkii ow dhaliyey ee panelty ahaa si layaab leh ayuu u dabaal dagyay….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close