Home » Entries posted by Zakariye Abdi Mohamed (Page 2)

War Deg Deg Ah: Halyeegii Hore Ee Real Madrid Alfredo Di Stefano Oo Geeriyooday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqbaarta Sports ee ugu dambeesay taasi oo siweyn loo hadal haayo ayaa noqotay in halyeegii hore ee kooxda Real Madrid Alfredo Di Stefano uu geeriyooday, halyeegan ayaa maal mihii ugu dambeesay xaalad adg ku sugnaa kadib markii uu wadno xanuun dag dag ah kusoo booday inkastoo mar la sheegay inuu…

10-Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Saxiixa Cusub Ee Kooxda Liverpool Ku Dhawaaqi Rabto Lazar Markovic

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii kooxaha Liverpool iyo Benfica ay heshiiska wada gaareen arinka kubad sameeye Lazar Markovic waxayna Liverpol xidigan ku qaadaneysaa £25m, madaama labadan naadi heshiiskan meel isla dhigeen waxaa lagu wadaa 20-jirkan inuu Anfield soo gaaro si uu tijaabo caafimaad u maro kadibna si rasmi ah loo siiyo maaliyada Reds,…

Lothar Matthäus Oo Real Madrid Ugu Hambalyeeyay Saxiixa Kroos Sidoo Kalena Ka Hadlay Xaalka Khedira

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeega ugu magaca dheer dalka Jarmalka Lothar Matthäus, sidoo kalena ahaa kabtankii ugu dambeeyay ee xulka Jarmalka u qaaday koobka aduunka sanadii 1990 ayaa si toos ah kooxda Real Madrid ugu hambalyeeyay heshiiska ay la gaareen Toni Kroos, wuxuuna ruug cadaagan wareysi dheer siiyay wargeska Mara asigoo ku sugan magaalada…

Rasmi: Ashley Cole Oo Ku Biiray Kooxda AS Roma

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ashley Cole oo ay dhawaan kooxda Chelsea iska fasaxday sidoo kalena baadi goob ugu jiray inuu koox cusubku biiro ayaa go’aansaday inuu mustaqbalkiisa cayaareed kasii wato Serie A-da dalka Talyaaniga kadib markii uu heshiis rasmi ah la gaaray kooxda AS Roma, Cole aya ku sugnaan doono caasimada dalka Talyaaniga mudo…

Rasmi: Cesar Prandelli Oo Loo Magacaabay Tababaraha Cusub Ee Kooxda Galatasaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababarihii hore ee xulka Argentina iyo naadiga Fiorentina Cesar Prandelli ayaa si rasmi ah ula wareegay hogaanka naadiga Galatasaray ee ka dhisan dalka Turkiga, labo todobaad ka hor markii uu jagada xulka Italy iska dhiibay ayaa la xaqiijiyay inuu kooxda Galatasaray la wareegi doono balse maanta ayaa si rasmi ah…

Sedex Ka Mid Ah Taageerayaasha Costa Rica Oo Toorey Lala Dhacay Kadib Guuldaradii Koobka Aduunka (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii xulka Costa Rica gabi ahaanka koobka aduunka isaga hareen waxaa soo ifbaxday in caasimada dalkan San Jose ay ka dhaceen rabshado xoogan madaama xulkooda wareega 8-aad ku hareen, tageerayaal farabadan oo kulakan usoo daawasho tageen ayaa niyad jabeen kadib markii rigoorayaal 4-3 Holland ku reebtay, fagaaraha Dimuqraadiyada ee…

Benzema Iyo Real Madrid Oo Si Rasmi Ah U Bilaabeen Wada Hadaladii Qandaraaska Loogu Kordhin Lahaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo Karem Benzema uu niyad jab xoogan ka qaaday in xulkiisa France ay koobka aduunka isaga haraan hadana xidigan ayaa wada xaajood rasmi ah la furay maamulka Real Madrid si uu qandaraas cusub kooxdiisa ugu saxiixo, Benzema heshiiska uu haatan Madrid ku joogo wuxuu ku egyahay sanada 2015 sidaa darteed…

Messi Vs Maradona Oo La Is Bar Bar Dhigay Kadib Markii Argentina Semi-Final Soo Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mudo 24-sano kadib xulka Argentina wuxuu soo gaaray nus dhamaadka koobka aduunka sidoo kalena xulkan ka dhisan qaarada Koonfur Ameerika wuxuu qarka u saaran yahay inu Final u gudbo hadii ay dhigood Holland ka badiyaan, hadaba Lionel Messi ayaa sanadkan boorka iska jafay wuxuuna muujiyay inuusan ahayn laacib naadi oo…

Daafaca Colombia Zuniga Oo sheegay In Dil Loogu Hanjabay Kadib Markii Uu Neymar Dhaawacay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca xulka Colombia iyo naadiga Napoli Juan Camilo Zuniga ayaa sheegay in noloshiisa ay haatan halis ku jirto kadib markii ay soo gaareen fariimo loogu hanjabaayo madaama xidigan uu isaga sabab u ahaa in Neymar uu gabi ahaanba koobka aduunka inta ka harsan seego, kulankii Brazil 2-1 kaga badiyeen xulka…

Rasmi: Naadiga Monchengladbach Oo Amaah Kaga Qaadatay Chelsea Thorgan Hazard

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda reer Jarmal Borussia Monchengladbach ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday inay heshiis la gaartay xidiga dhalinta yar Thorgan Hazard oo ah walaalka yar ee la dhashay Eden Hazard, madaama xidigan dhalinta yar uu hormar wanaagsan sameynayo balse uusan boos joogto ah Chelsea ka heli karin waxay maamulka Blues…

Close