Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka Xulka Sweden ayaa rikoor cusub dhigay kadib markii uu xalay dhaliyay laba gool kulan ay xulkiisa 2-0 kaga gudbeen Estonia kaas oo ahaa kulan saaxiibtinimo. 32-jirkaan ayaa jabiyay rikoor horay ugu yaalay weeraryahankii hore xulka Sweden Sven Rydell kaas oo ahaa 49-gool, balse xidiga PSG ayaa laba gool oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Italy ayaaa gaartay guushii ugu horeysay iyadoo hoos imaaneysa macalin Antonio Conte oo sida cad aan waligisi maamulin xul qaran marka laga reebo wacdarahii iyo taariikhdii uu u dhigay kooxda Juventus sadexdii sano ee lasoo dhaafay. Xalay ayey Italy guul 2-0 ah ka gaareen xulkii kaalinta sadexaad ka galay koobkii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Italy ayaa guul weyn ka gaaray dhigooda Holland kadib kulan xiiso lahaa oo ka dhacay gobolka Bari ee gudaha talyaaniga, wuxuuna ahaa kulanka midkii ugu horeeyay Antonio Conte uu maamulo Azzurri. Antonio Conte oo la ogyahay inuu iftiimiyay mustaqbalka Juventus sadexdii sano ee lasoo dhaafay una hogaamiyay iney si…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka haatan ee Bayern Munich Pep Guardiola ayaa ka dhawaajiyay in Luis Enrique uu yahay shaqsi ku haboonaa Barcelona isla markaana uu sameyn doono taariikh ka badan midii uu ka sameeyay garoonka Camp Nou. Pep Guardiola ayaa Barcelona gacanta u galiyay 14 Koob, sanadihii 2008 – 2012, waxaana ku jira…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Liverpool ayaa dhameystiri doonta heshiiska xorta ah ee goolhayaha reer Spain Victor Valdes hadii xidigaan uu ku guuleysto tijaabada caafimaad ee ay marsiin doonaan marka uu soo bogsoodo. Waqtiga uu bogsoonayo Valdes ayaa ah bisha October iyadoo kooxda Liverpool oo xidigaanlala xiriirinayay intii uu suuqa furnaa la saxiixan doonta maadama…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha cusub ee xulka talyaaniga Antonio Conte ayaa ku dhawaaqay goor hore isbuucaan ah liiska uu ku wajahi doono xulka Holland kulanka caawa ka dhici doona garoonka Stadio San Nicolo ee gobolka Bari. Sidoo kale Antonio Conte wuxuu si ramsi ah ugu dhawaaqay numberada ay xiran doonaan wiilashiisa kulanka caawa iyadoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jamaahiirta Liverpool oo aan marnaba jecleyn in Mario Balotelli uu dib ugu laabto dhaqankii xumaa ayaa farxad kusoo dhaweeyay iyagoo u heeshay kulankiisii ugu horeeyay kooxdiisa cusub. Qeyb ka mid ah garoonka White Hart Lane ayaa laga maqlayay hees ay Jamaahiirta Reds ugu tala galeen iney kusoo dhaweeyaan saxiixooda cusub…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Iyadoo Angel Di Maria xili ciyaareedkii hore uu aduunka u muujiyay inuu yahay mid ka mid ah xidigaha ugu fiican dunida, hadana xalay ayuu wacdaro ka dhigay kulan dhexmaray Argentina iyo Jarmalka oo kusoo dhamaaday 4-2 ay guusha ku raacday xulkiisa Argentina. Anel Di Maria ayaa sabab u ahaa iney…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Ingiriiska ayaa gaaray guul daciif ah kadib markii ay marti galiyeen xulka Norway, kulan saaxiibtinimo oo ay labada xulba soo bandhigeen ciyaar fiican. John Stones ayaa markiisii ugu horeeyay kasoo muuqday xulka Ingiriiska, iyadoo 20-jirkaan heerka caalami uu qaab ciyaareed aad u heer sareeyay kaga soo muuqday kulankii Norway.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saxiixa cusub e kooxda Manchester United ayaa xambaaray masuuliyadii Lionel Messi ee Argentina kadib kulan qiiro badan oo ay garaaceen Jarmalka. Argentina ayaa Jarmalka guuldaro xanuun badan kala kulantay finalkii koobka Aduunka ee ka dhacay Brazil, ciyaar uu boqor ka noqday Mario Gotze oo waqtigii dheeriga ahaa quusiyay wiilashii Alejandro…