Home » Entries posted by MOhamed Ahmed Siyad Black

Agaasime Matthias Sammer: Manchester United Ha Iska Ilowdo Helitaanka Toni Kroos

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Agaasimaha Guud ee kooxda Bayern Munich Matthias Sammer ayaa shaaca ka qaaday in kubad sameeyahooda reer Jarmal ee Toni Kroos aan laga iibin doonin kooxda Man United isla markaana ay goor dhaw heshiis cusub ka saxiixi doonaan. 24-jirkaan heerka caalami ayaa heshiis qandaraaska loogu kordhinaayo kula jiro kooxdiisa Bayern Munich inkastoo…

MO Farah: Waxan ku raaxeystaa oo kaliya daawashada kooxda aan taageero ee Arsenal.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ayaa muddo saddex bilood ah waxa uu tababar ku qaadanayaa dalka Kenya. Mo Farah ayaa tababarkan waxa uu ku doonayaa in uu ku guuleysto tartanka Virgin Money London Marathon. 12 toddobaad ayuusan arki doonin xaaskiisa Tania iyo carruurtiisa oo ku nool dalka Maraykanka. Waxana…

Mario Balotelli “Tevez Waxaan Rabay Inuu AC Milan Igula Soo Biiro!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

                Weeraryahanka naadiga AC Milan Mario Balotelli ayaa ka dhawaajiyay inuu marwalbo ku riyoon jiray sidii isaga iyo saaxiibkiis Carlos Tevez dib ugu midoobi lahaayeen kooxda AC Milan, Super Mario ayaa sheegay in isaga iyo Tvez ay ku dhibanaayeen naadiga Man City sidoo…

Barcelona Oo Guul Dirqi ah Ka Gaartay Sevilla Xilli ay Heshay Goolka Guusha Daqiiqadihii Dheeriga ahaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa soo idlaaday Kulan xiiso badnaa oo  dhex maray Kooxaha Barcelona Iyo Sevilla wuxuuna kusoo dhamaaday 3-2  oo ay guusha ku raacday Barcelona. Kulanka oo ku bilowday Dardar Isla markaasna Ay Barcelona iska baashaaleysay iyadoo soo bandhigtay Baaskii lagu yaqiinay ayaa daqiiqadii 36 waxaa u suurtagashay inay Hesho Goolkii ugu…

Xaflad Dib Loogu Soo Dhisaayey Kooxdii Gaadiidka Oo Muqdisho Ka Dhacday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Waxaa Maalinimadii shalay, Xaflad weyn lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guests House, ee Degmadda Cabdicasiis, xafladaas oo looga gol lahaa dib usoo nooleeyntii Naadiga Kubadda Cagta ee Gaadiidka Naadiga Gaadiidka Oo aan garoomada lagu Arag Tan iyo Markii ay Dhacday Dowladdii Dhexe Ee Soomaaliya ayaa Xafladaas  Dib loogu soo dhisay …

Close