Home » Maxaa Cusub » Arsenal Oo Hogaanka U Heysa Liiska 11-ka Xidig Ee Ugu Fiican Horyaalka Ingiriiska Xili Ciyaareedka 2013/2014

Arsenal Oo Hogaanka U Heysa Liiska 11-ka Xidig Ee Ugu Fiican Horyaalka Ingiriiska Xili Ciyaareedka 2013/2014


Teams

Akhristayaasha Website-ka gaarka ah ee horyaalka Premier League ayaa u codeeyay 11-xidig oo ay is leeyihiin waa kuwii ugu fiicnaa xili ciyaareedkii dhamaaday ee horyaalka.

Codeynta waxaa ka qeyb qaatay 12,000 oo taageero u ah kooxaha kala duwan ee horyaalka Ingiriiska balse Arsenal ayaa liiskaan ku yeelatay Shan Xidig halka kooxda heysata horyaalka Ingiriiska ee Manchester City aysan ku laheen hal xidig.

Chelsea ayaa ku leh hal xidig, Liverpool iyana Sadex Xidig halka Everton ay ku leedahay laba xidig.

Kooxdaan waxaa macalin looga dhigay Branden Rodgers.

Goolhaye: Wojciech Szczesny

Daafacyada: Baines, Coleman (Everton) Terry (Chelsea, Koscielny (Arsenal)

Khadka Dhexe: Gerrard, Henderson (Liverpool), Ozil, Ramsey (Arsenal)

Weerarka: Luis Suarez (Liverpool) Olivier Giroud (Arsenal)

Codeynta waxa ku jiray xidigo badan iyadoo dhamaan 11-kaan xidig ay la tartamayeen dhowr ciyaartoy, waana kuwaan dhamaan xidigihii u tartamay darajooyinka kala duwan.

Goolhaye: Wojciech Szczesny, Peter Cech, Mignolet, Tim Howard & Lloris ayaa u tartamayay

Daafacyada: Coleman, Sagna, Ivanovic, Zabaleta, Johnson, Baines, Luke Shaw, Azpilicueta, Evra, Ben Davies, Terry, Skrtel, Kompany, Distin Caulker, Koscielny, Cahill, Mertesacker, Showcross, Fonte.

Khadka Dhexe: Gerrard, Fernandinho, Barry, Paulinho, Sidwell, Henderson, Lampard, McCarthy, Huddlestone, Noble, Ramsey, Yaya Toure, Sterling, Mirallas, Nasri, Mesut Ozil, Lallana, Silva, Cazorla, Sissoko.

Weerarka: Luis Suarez, Wayne Rooney, Aguero, Dzeko, Sturridge, Giroud, Hazard, Lukaku, Lambert & Adebayor.

Tababarayaasha: Branden Rodgers, Tony Pulis, Manuel Pellegrini, Roberto Martinez, Gus Poyet.

The selected premierleague.com users' team of the season for 2013/14

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Arsenal Oo Hogaanka U Heysa Liiska 11-ka Xidig Ee Ugu Fiican Horyaalka Ingiriiska Xili Ciyaareedka 2013/2014

  1. Cabdiraxaman Reply

    May 26, 2014 at 1:17 AM

    Noo noo caqli gal maaha shaxdan sxbayaaal waxaaaa ku jira ninkiii ugu liitay weeraryahanada liiga ingiriska xili ciyaaredkii tegey waana oilver groud walaahay iyadoo la tegay sturridge rooney anoo ah tagero arsenal ah weliba daafacyadana iyo dhexdaba wax weyn baa ka khaldan lama qaadan karo eee ku noqda reero arsenal hayna waalina ozil way ka jiiftay xataaaa lama qaadan karo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close