Home » Maxaa Cusub » To 10: Qiimeyn Lagu Sameeyay Xidigaha Koobka Aduunka Kuwooda Ugu Wanaagsan

To 10: Qiimeyn Lagu Sameeyay Xidigaha Koobka Aduunka Kuwooda Ugu Wanaagsan


Best Players WC 2014

Waxaa si rasmi ah looga soo gudbay wareega 8-aad ee koobka aduunka 2014 haatana tartan qiimaha badan kaliya 4-xul ayaa isugu soo hareen Brazil, Germany.

Argentina iyo Holland ayuu koobka dhex yaalaa sidaa darteed waxaa lasoo bandhigay tan iyo markii uu koobkan dalka Brazil ka bilaawday 12-ka June ilaa haatan xidigaha ugu waxqabadka wanaagsan, waxaana qiimeyntan lagu saleeyay cayaaryahan walbo qaab cayaareedkiis wanaagsan ee uu soo bandhigay sidoo kalena xidig walbo booskiisa ayaa lagu qiimeeyay.

Fadlan hoos kaga bogo ilaa haatan xidigaha koobka aduunka ugu wanaagsan:

10. Keylor Navas (Costa Rica)

9. Guillermo Ochoa (Mexico)

8. Mats Hummels (Germany)

7. Tim Howard (USA)

6. Manuel Neuer (Germany)

5. Argen Robben (Holland)

4. Neymar (Brazil)

3. Lionel Messi (Argentina)

2. Thomas Muller (Germany)

1. James Rodriquez (Colombia)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close