Home » Horyaalada » La liga » Waa kuwee 10-ka xidig ee ugu shacbiyada balaaran marka ay timaado adeegsiga Twitter-ka

Waa kuwee 10-ka xidig ee ugu shacbiyada balaaran marka ay timaado adeegsiga Twitter-ka


Cristiano-Ronaldo-Real-Madrid

Dhamaan laacibiinta aduunka waxay intooda badan si joogto ah u adeegsadan Twitter-ka oo ka mid ah alaadaha ay bulshada caalamka ku wada xariiraan sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka laacib ee ugu shacbiyada balaaran kuna leh Twitter-ka asxaab badan waxaana xusid mudan in laacibiintan maalin walbo dadka xiiseeyaan aqbaaroodkooda iyo xogtooda inay soo kordhayaan, hadaba hoos kaga bogo laacibiinta indhaha caalamka soo jiiteen kuwaas oo saameyn balaaran ku leh adeegsiga Twitter-ka:

10) Mesut Ozil – Arsenal – 5.1m saaxiibo

9) Carles Puyol – Barcelona – 6.2m saaxiibo

8) Cesc Fabregas – Barcelona – 6.2m saaxiibo

7) Gerard Pique – Barcelona – 7.9m saaxiibo

6) Andres Iniesta – Barcelona – 8.1m saaxiibo

6) Andres Iniesta – Barcelona – 8.1m saaxiibo

4) Ronaldinho – Atletico Mineiro – 8.5m saaxiibo

3) Neymar – Barcelona – 9.9m saaxiibo

2) Kaka – AC Milan – 18.2m saaxiibo

1) Cristiano Ronaldo – 24.7m saaxiibo!


Waxaa Aqrisay: (1065)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>