Home » Africa » Horyaalka Somalia » macalimuu shiikha oo tababr ka bilaabay muqdisho.

macalimuu shiikha oo tababr ka bilaabay muqdisho.


shiiqaCadbuqaadir xaaji shiikha oo dhawan dalka dib uu soo laabtay ayaa
durba bilaabay talaabooyina hormarinta kubadda koleyga uu horay ugu
dhawaawaqay.
Macalimuu shiikha ayaa tababar u bilaabay macalimiinta kooxaha
kubadda koleyga  laylisa
Si uu ugu kordhiyo farsamada iyo dharciyada cusub ee kusoo kordhay
dhanka macalimiinta
sidoo kale tabarayaal waxaa qayb ka ah  tababarayaal cusub oo doonaya
in ay qaataan shahaadada macalinimo .
sida uu horayba ugu dhawaaqay xiriirka soomaayeed ee kubadda koleyag
tababare shiikha ayaa tababarka ku biirin doona kooxaha kala gedisan
ee u diiwangashan xiriirka soomaaliyeed kubadda koleyga oo ka kooba 13
koox.
Tababakan ayaa uqayb sanaan doona laba qayb oo kala ah  mid ay uqaadan
doonaan qaab qoraal ah  iyo mid ay ficil ahaan udaawan doonaan
madaamada aysan awood jirahaaneed u lahayn macalimiinta tababarka la
siinayo waxana taa badalkeeda ka faa’iidaysan doona kooaxha kubadda
koleyga.
koox waliba uu ka dhisi doono wax kasta oo kusoo kordha kubadda koleyga
Macalimuu shiikha oo an kula kulmay garoonka kubadda koleyga aadan
xaaji yabarow
“Wiish Stadiom” aaya  ii sheegay in uu garoonka wiish stadiom ku bixin
doono tababarka sidoo kalena uu diyaar u yahay kooxdii garoon leh in
uu garoonkeeda  ugu tagi doono si uu tababar usiiyo


W/D xuseen maxamed hadafow

tbbrka 5 best.jpg

tbbrka 1.jpg

tbbrka 3.jpg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close