Home » Maxaa Cusub » Halyee Steven Gerrard Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray:

Halyee Steven Gerrard Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray:


gerrard

Kabtan Steven Gerrard wuxuu ka mid yahay ruug cadaayaasha usoo halgameen hal naadi oo qura wuxuuna kubada cagta ka gaaray heerkii ugu sareeyay inkastoo uu haatan ku jiro da’dii garoomada lagu faarujin lahaa hadana xidigan wuxuu u muuqdaa inuu soo xuub dhacsaday! waxaana la sadaalinaa inuu kubada cagta kusii raagi doono sida darteed shaqsiyaadka jecel inay kabtan Steven kusii dhex arkaan garoonka Anfield ma xumo rajadooda madaama laacibkan uu haatan bilaabay inuu soo karaar qaato, Steven Gerrard oo haatan ah kabtanka xulka England iyo naadiga Liverpool waxaa naga codsaday inaan xogtiisa oo kooban idiin soo soo gudbino aqriste magaciisa kusoo koobay Munasar, hadaba macluumaadka halyeegaan oo kooban hoos kaga bogo sidoo kalena maanka ku haay in Gerard xogtiisa oo idil aan lasoo koobi karin!

Magaciisa oo dhameestiran: Steven George Gerrard

Xiliga uu dhashay: 30 May 1980 (33-sano)

Goobta uu ku dhashay: Whiston, Merseyside, England

Dhererkiisa: 1.83 m

Booska uu ka cayaaaro: Midfielder

Naadi: Liverpool (1998 ilaa haatan)

Dhanka xulka England: 109-kulan, 21-gool

Koobabka uu ku guuleestay kuwa ugu muhiimsan:

FA Cup (2): 2000–01, 2005–06

League Cup (3): 2000–01, 2002–03, 2011–12

FA Community Shield (2): 2001, 2006

UEFA Champions League (1): 2004–05

UEFA Cup (1): 2000–01

UEFA Super Cup (2): 2001, 2005

Biladaha shaqsi ahaaneed ee uu Gerard ku guuleestay:

Ballon d’Or kubada maarta (1): 2005

UEFA Club Footballer of the Year (1): 2005

FWA Footballer of the Year (1): 2009

FWA Tribute Award (1): 2013

PFA Players’ Player of the Year (1): 2006

PFA Young Player of the Year (1): 2001

PFA Fans’ Player of the Year (2): 2001, 2009

England Player of the Year Award (2): 2007, 2012

PFA Team of the Year (7): 2001, 2004, 2005, 2006, 2007, 2008, 2009

Liverpool Top Goal-scorer (3): 2004–05, 2005–06, 2008–09

UEFA Euro Team of the Tournament (1): 2012

UEFA Team of the Year (3): 2005, 2006, 2007

FIFA/FIFPro World XI (3): 2007, 2008, 2009

ESM Team of the Year (1): 2008–09

Goal of the Season (1): 2006

UEFA Champions League Final Man of the Match (1): 2005

FA Cup Final Man of the Match (1): 2006

Premier League Player of the Month Award (5): March 2001, March 2003, December 2004, April 2006, March 2009

Member of the Order of the British Empire: 2007

Honorary Fellowship from Liverpool John Moores University: 2008

BBC Sports Personality of the Year Award – 3rd Place: 2005

IFFHS World’s Most Popular Footballer: 2006

Ma Ogtahay in Gerard:

  • Ma ogtahay in Steven Gerard uu Liverpool kula guuleestay koob walbo marka laga reebo Premiership-ka England 16-sano ee uu Reds ka tirsan yahay!
  • Ma ogtahay in Gerard uu yahay cayaaryahanka kaliya ee taariikhda kubada cagta kaasi oo Final walbo gool dhaliyay tartamada kala ah FA Cup Final, League Cup Final,  UEFA Cup Final iyo Champions League Final!!
  • Ma ogtahay in Gerard uusan cayaarihii aduunka 2002 ka qayb qaadanin madaama dhaawac dhanka gumaarka kasoo gaaray uu sababay inuu u safri waayo dalalk Japan/Korea
  • Ma ogtahay in Gerard uu kabtanimada Liverpool kala wareegay Sami Hyypia sanadii 2003 sidoo kale xulka England kabtanimada wuxu kala wareegay Rio Ferdinand sanadii 2010.
  • Ma ogtahay in Steven uu ka mid noqday naadiga sanadka horyaalka England ugu wanaagsan 7-jeer (PFA Team of the Year)!!


Waxaa Aqrisay: (367)

6 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Halyee Steven Gerrard Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray:

  1. deck Reply

    March 7, 2014 at 11:17 PM

    Wan idin salamay bahda hiilkubad maxad noogu soo gudbin ladahiin halyeeygii liverpool & england ROBI FAWLER fadlan nosoo kudbiya waa codsi

  2. munasar Reply

    March 8, 2014 at 2:31 AM

    hiilkubad wad mahadsantihin sida wanagsan ad aqristayaasha u tix galisiin

  3. Dalxiis Reply

    March 8, 2014 at 2:57 AM

    anigoo ah qaristaha wepkan kunatixan wararka sport Aad soqortan marwaliba waan idan kaga mahad celinayaa hadan dhibto codsigeyga oo ah Luis figo oo dhashay portogal inaa ii soo gudbisin tariqdisa waad mahadasan tihiin hiilkubada

  4. Jabra c.f.c membar Reply

    March 8, 2014 at 12:00 PM

    Waxan ka codsanaya bahda ciyaraha ka falota inad iso gudbisan halyeyga inter milan javier zanneti

  5. hasan farhan Reply

    March 8, 2014 at 2:25 PM

    Aaway halyey super frank lampard hiil kubad

  6. c kariim qalinle Reply

    March 8, 2014 at 3:53 PM

    Waaaw intaa dhan haduuba qaatay caption G waa in uu qaadaa premiar leageu waana qaadi doonaa sanadkaan lkn wali waxaan idinka sugooyaa keny dalgish iyo robi fowler

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>