Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Juventus ayaa magacowday liiska 24ka ciyaaryahan ee uga qeybgalaya wareega group-yada Champions League oo uu ku jiro Simone Pepe. Bianconeri ayaa magacaabatay kooxdeeda oo buuxda oo ay ku jiraan saxiixyada cusub ee xagaagan sida Carlos Tevez , Ogbonna iyo Fernando Llorente. Kooxda Juventus ee Champions League: Buffon, Chiellini, Caceres, Ogbonna, Pogba, Pepe, Marchisio, Vucinic,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Afar ciyaaryahan oo ka tirsan xulka England ayaa seegay tababarkii maanta, iyadoo Three Lions ay isku diyaarinayaan kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la leeyihiin Moldova. Xulka Roy Hodgson ayaa jimcaha Wembley ku wajahaya Moldova, waxaana ay ka warqabaan inay u baahan yihiin seddex dhibcood hadii ay hogaanka Group H kala wareegayaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!…