Kusoo Dhawaaw Shabakadda Hiilkubad ee ciyaaraha taas oo mar walba diyaar u ah iney akhristayaasheeda xiiseeya kubada cagta ka haqabtirto baahida ay u qabaan iney wax ka ogaadaan arimaha ku xeeran Kubada Cagta.
Sidaas darteed waxaan akhristayaasheena ugu tala galnay inaan wax badan ka ogeysiino Koobka Aduunka e Bisha June ee soo aadan ka bilaaban doona dalka Brazil sida la filayo waana tartanka aduunka ugu qiimaha badan oo uu xidig walba oo ciyaara kubada cagta uu ku riyoodo.
HADABA WAX WALBA OO KU SAABSAN HALKAAN AYAAD KALA SOCON KARTAA:
GOGOL DHIGGA KOOBKA ADUUNKA:
Barnaamijka Gogol dhigga oo ah mid muhiim ah ayaan kaga hadli doonaa diyaar garowga uu xul walba ugu jiro koobka Aduunka, xidigaha la filayo iney kasoo muuqdaan, hadii aysan dhaawac la kulmin iyo warbixino muhiim ah oo quseeya xulalka ka qeyb galaya koobka aduunka.
Xul Walba Waan Ka Sheekeynay hadaba wadanka aad rabto ka dooro si aad wax uga ogaato diyaar garowgiisa:
Dhawaan Filo Xulalka Kale….
MAALIYADAHA AY KU CIYAARI DOONAAN XULALKA 32-DA AH EE KA QEYB GALAYA KOOBKA ADUUNKA
Waxaa Aqrisay: (3041)