Home » Europe » Champions League » Wax Walbo Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaatid UEFA Champions League 2013/14 Oo Xalay Soo Idlaaday

Wax Walbo Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaatid UEFA Champions League 2013/14 Oo Xalay Soo Idlaaday


article-2638187-1E2EC82B00000578-469_634x475

Magaalada Lisbon ee dalka Portugal ayaa lagu soo qatimay koobka horyaalada Yurub xili cayaareedkiisa 2013/14 waxaana ku guuleesatay naadiga Real Madrid oo markeedii 10-aad taariikh ahaan tatankan hanatay, hadaba waxaan idiin heynaa xili cayaareedkan 2013/14 oo soo idlaaday iyo waxyaabihii tartankan kusoo kordheen ha noqoto dhinaca gool dhalinta, kubad dhiibista, asluub waaaga iyo wax walbo oo aad u baahan tahay:

Dhinaca gool dhalinta:

Cristiano Ronaldo (Real Madrid): 17-gool

Zlatan Ibrahimovic (PSG): 10-gool

Diego Costa (Atletico Madrid): 8-gool

Lionel Messi (Barcelona): 8-gool

Sergio Agüero (Man City): 6-gool

Robert Lewandowski (Dortmund): 6-gool

Dhinac Kubad Dhiibista:

Wayne Rooney (Man United): 5-kubadood ayuu dhiibay

Karem Benzema (Real Madrid): 5-kubadood ayuu dhiibay

Angel Di Maria (Real Madrid): 5-kubadood ayuu dhiibay

Grathe Bale (Real Madrid): 5-kubadood ayuu dhiibay

Gabi (Atletico Madrid): 4-kubadood ayuu dhiibay

Xidigaha Fursadihii Ugu Badnaa sameeyeen:

Cristiano Ronaldo (Real Madrid): 43-fursadood ayuu sameeyay

Arjen Robben (Bayer Munich): 30-fursadood ayuu sameeyay

Hulk (Zenit): 28-fursadood ayuu sameeyay

Neymar (Barcelona): 24-fursadood ayuu sameeyay

Zlatan (PSG): 23-fursadood ayuu sameeyay

Marco Reus (Dortmund): 23-fursadood ayuu sameeyay

Kooxdii Ugu Kuba Heesashada Badneed xili cayaareedkan 2013/14:

Bayern Munich: 70% ayay cel celis ahaan kulan walbo kubada heesaneesay!

Barcelona: 68% ayay cel celis ahaan kulan walbo kubada heesaneesay

PSG: 62% ayay cel celis ahaan kulan walbo kubada heesaneesay

FC Porto: 60% ayay cel celis ahaan kulan walbo kubada heesaneesay

Zenit: 57% ayay cel celis ahaan kulan walbo kubada heesaneesay

Cayartooydii Ugu Anshaxa Xumeed ee tartankan ka qayb qaaatay xili cayaareedkan:

Emre Can (Bayer Leverkusen): 4-jaale iyo 1-rooso ah

Sergio Ramos (Real Madrid): 3-jaale iyo 1-rooso ah

Juanfran (Atletico Madrid): 5-jaale

Mikel Arteta (Arsenal): 2-jaale iyo 1-rooso ah

Scot Brown (Celtic): 2-jaale iyo hal rooso ah

Xidigahii ugu baaska badnaa xili cayaareedkan:

Toni Kroos (Bayern Munich): 1212-baas ayuu dhiibay!

Xavi Hernandez (Barcelona): 1117-baas ayuu dhiibay

Philipp Lahm (Bayern Munich): 995-baas ayuu dhiibay

Thiago Motta (PSG): 931-baas ayuu dhiibay

David Alaba (Bayern Munich): 887-baas ayuu dhiibay

Sergio Busquets (Barcelona): 833-baas ayuu dhiibay

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Wax Walbo Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaatid UEFA Champions League 2013/14 Oo Xalay Soo Idlaaday

  1. ibro Reply

    May 25, 2014 at 8:40 AM

    Wwww viva rooney

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close