Home » Maxaa Cusub » Wax Ka Ogaaw Tariikh Ahaan 10-ka Gool Dhaliye Ee Ugu Wanaagsan Horyaalka-ka England

Wax Ka Ogaaw Tariikh Ahaan 10-ka Gool Dhaliye Ee Ugu Wanaagsan Horyaalka-ka England


Drogba

Horyaalka England ayaa si rasmi ah usoo gaba gaboobay waxaana xusid mudan in xili cayaareedkan 2013/14 lagu tilmaamay horyaalkii ugu xiisaha badnaa Premiership-ka 22-sano ee ugu dambeesay sidaa darteed waxaan idiin heynaa xog ku saaban 10-ka gool dhaliye ee taariikh ahaan ugu wanaagsan horyaalkan-ka waxaana xogtan lagu saleeyay weeraryahan walbo xili cayaareedkiisii ugu goolasha badnaa, hadaba Luis Suarez ayaa xili cayaareedkan ku biiray gool dhaliyayaasha ugu wanaagsan Premiership-ka taariikh ahaan hadaba wax ka ogaaw Suarez iyo meesha uu kaga jiro liiska 10-ka gool dhaliye ee ugu wanaagsan horyaalka-ka England:

Alan Shearer: Blackburn, 1995/96 wuxuu xili cayaareedkan dhaliyay 31-kulan asigoo Premiership-ka cayaray 35-kulan.

Jimmy Greaves: Tottenham, 1962/63, 41-kulan, 37-gool.

Ron Davies: Southampton, 1966/67, 41-kulan, 37-gool

Didier Drogba: Chelsea, 2009/10, 32-kulan, 29-gool

Cristiano Ronaldo: Manchester United, 2007/08, 34-kulan, 31-gool

Nat Lofthouse: Bolton, 1955/56, 36-kulan, 33-gool

Bobby Smith: Tottenham, 1957/58, 38-kulan, 36-gool

Luis Suarez, Liverpool, 2013/2014, 33-kulan, 31-gool

Jimmy Greaves: Tottenham, 1960/61, 40-kulan, 41-gool


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close