Home » Maxaa Cusub » Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 11-Ka Xidig Ee Ugu Qaalisan Oo Ay Arsenal Ebid Soo Iibsato

Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 11-Ka Xidig Ee Ugu Qaalisan Oo Ay Arsenal Ebid Soo Iibsato


wiltord

Naadiga Gunners-ka caan kuma ahan inay xidigaha ay dooneyso lacago badan kusoo iibsato balse xagaagii hore ayay kooxdan qasnadeeda furtay kadib markii ay 42.5-milyan oo pound kusoo iibsatay Mesut Ozil sidoo kalena xagaaga nagu soo fool leh waxaa la rajeynaa macalin Arsene Wenger inuu markale qarashaad dheeri ah suuqa Yurub ku faraqi doono madaama uu cadaadis saaran yahay, sida sadaasha la bixinaayo ay sax u noqoto waxaan idiin heynaa taariikh ahaan 11-ka xidig ee ugu qaalisan oo ay ebid Arsenal soo iibsatay, waxaana 11-ka xidig lagu saleeyay boos walbo oo ay ka cayaaraan, tusaale ahaan goolheyaashii ay Arsenal soo iibsatay midkii ugu qaalisnaa ayaa laga soo xushay daafacii ugu qaalinsaa, khadka dhexe kii ugu qaalisnaa, weerarkii midkii ugu qaalisnaa sidaas ayay sheekada ku socon doontaa hadaba hoos kaga bogo:

Goolhaye: Lukas Fabianski – £2.1m from Legia

Daafaca garabka midig: Lauren – £7.8m from Mallorca

Daafaca dhexe: Thomas Vermaelen – £10m from Ajax

Daafaca dhexe: Laurent Koscielny – £9m from Lorient

Daafaca garabka bidix: Gio Van Bonckhurst – £8.5m from Rangers

Khadka dhexe: Mikel Arteta – £10m from Everton

Khadka dhexe: Santi Cazorla – £15m from Villarreal

Khadka dhexe: Andrei Arshavin – £15m from Zenit

Khadka dhexe: £42.5m from Real Madrid

Weerarka: Jose Antonio Reyes – £17m from Sevilla

Weerarka: Sylvain Wiltord – £13m from Bordeaux


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close