Home » Maxaa Cusub » Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 10-Xidig Ee Ugu Qaalisan Kuwaas Oo Ay Kooxaha Serie A-da Iibsadeen (+Sawiro)

Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 10-Xidig Ee Ugu Qaalisan Kuwaas Oo Ay Kooxaha Serie A-da Iibsadeen (+Sawiro)


Most Expensive Italian Serie A Transfers

Horyaalka Talyaaniga wuxuu soo saaray xidigahii ugu wanaagsanaa ee ebid caalamka soo maro dabcan kooxaha horyaalkan ku loolamaan waxay taariikh u lahaan jireen inay lacago bada kusoo iibsadaan xidigaha ay dalbadaan inkastoo sanadihii ugu dambeeyay kooxaha Serie A-da hoos u dhac dhaqaale ku yimid hadana waa lagama maarmaan inaan xusno taariikh ahaan 10-kii heshiis ee ugu qaalisnaa kuwaas oo ay ebid kooxaha Serie A-da ku lug yeeshaan, dabcan weli iskoorkan waxaa heesto Hernan Crespo oo sanadii 2000 kooxda SS Lazio £35.5 million kaga soo iibsatay naadiga Parma hadaba hoos kaga bogo shaqsiyaadka ugu qaalisan oo ay kooxaha Serie A-da soo iibsadeen:

#1. Hernan Crespo (Parma to Lazio) – £35.5 million: sanadii 2000 ayuu heshiiskan hirgalay.

Hernan Crespo parma to lazio

#2. Gonzalo Higuain (Real Madrid to Napoli) – £34.5 million: sanadkii 2013 ayuu heshiiskan hirgalay

#3. Gianluigi Buffon (Parma to Juvenuts) – £32.6 million: sanadii 2001 ayuu heshiiskan hirgalay.

#4. Christian Vieri (Lazio to Inter Milan) – £32 million: sanadii 1999 ayuu heshiiskan hirgalay.

#5. Rui Costa (Fiorentina to AC Milan) – £30 million: sanadkii 2001 ayuu heshiiskan hirgalay.

#6. Gaizka Mendiata (Valencia to Lazio) – £29 million: sanadkii 2001 ayuu heshiiskan hirgalay.

#7. Pavel Nedved (Lazio to Juventus) – £29 million: sanadkii 2001 ayuu heshiiskan hirgalay.

#8. Gabriel Batistuta (Fiorentina to AS Roma) – £22.5 million: sanadkii 2000 ayuu heshiiskan hirgalay.

#9. Lilian Thuram (Parma to Juventus) – £22 million: sanadkii 2001 ayuu heshiiskan hirgalay.

#10. Filippo Inzaghi (Juventus to AC Milan) – £21.7 million: sanadkii 2001 ayuu heshiiskan hirgalay.


Close