Home » Horyaalada » Bundesliga » Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 10-ka Xul Ee Maaliyadii Ugu Xumeed Koobka Aduunka Lasoo Shirtageen (+Sawiro)

Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 10-ka Xul Ee Maaliyadii Ugu Xumeed Koobka Aduunka Lasoo Shirtageen (+Sawiro)


Top-10-Worst-Kits-in-World-cup-History

Maalin walbo sheekooyin xiiso badan oo ku saabsan koobka aduunka ayaa lasoo bandhigaa ka hor inta uusan tartankan si rasmi ah uga bilaabanin dalka Brazil bisha nagu soo fool leh waxaan maalin walbo idiin soo gudbin doonaa dhacdooyinka taariikhiga ah ee kooban xiisaha badan la xariiraan sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa maqaal ku saaban 10-kii xul ee taariikh ahaan koobka aduunka lasoo shirtageen maaliyadii ugu xumeed, ma ahan inay hal tartan lasoo shirtageen balse tartamadii lasoo cayaaray ayaa laga soo dhex xulay xulalkii maaliyadii ugu fool xumeed lasoo shirtageen, hadaba boos kaga bogo muuqaalka maaliyadahaas iyo xiliyadii ay xulalkaas lasoo shirtageen:

the worst kits wear by any team

#1: USA : 1994 Kits of  World Cup :

most powerful kits

#2: Bolivia : 1930 of Fifa World Cup :

most worst kits

#3: Germany : 1994 Kits of  World Cup :

old kits of Mexico

#4: Mexico : 1998 Kits of  World Cup :

the worst kits of scotland

#5: Scotland : 1986 Kits of World Cup :

the most influential kits

#6: England : 1990 Kits of World Cup :

powerful teams of world cup

#7: Spain : 1994 Kits of World Cup :

most contrasted kits in world

#8: Ecuador : 2006 Kits of World Cup :

most advances kits in world

#9: Jamaica : 1998 Kits of World Cup :

most powerful kits to see

#10: South Africa : 1998 Kits of World Cup :

F.G: koobabkii aduunka 1994 iyo 1998 ayaa noqdeen tartamadii maaliyadihii ugu xumaa lasoo shirtago weliba in sedex xul oo top 10-ka sare ku jiraan ayaa lasoo shirtageen maaliyado fool. Tolow sanadkan xulkee lasoo shirtagi doono maaliyad fool xun?


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close