Home » Horyaalada » Bundesliga » Wax Ka Ogaaw Sida Loo Sameeyay Kubadaa Koobka Aduunka Xagaagan Lagu Cayaari Doono (+Sawiro)

Wax Ka Ogaaw Sida Loo Sameeyay Kubadaa Koobka Aduunka Xagaagan Lagu Cayaari Doono (+Sawiro)


World-Cup-2014-soccer-balls-pakistan-company-forward-sports

Koobka aduunka xiiso gaar ah ayuu leeyahay sanadkan waxaana maalin walbo laga soo bandhigaa xog ku aadan tartankan diyaar garowga loogu jiron maantana waxaan idiin heynaa macluumaad ku saabsan kubadaha koobka aduunka xagaagan lagu cayaari doono qaabka loo sameeyay iyo shirkada qandaraaskan qaadatay, inkastoo Adidas ay tahay shirakada masuulka ah sameynta qalabka kala duwan ee koobka aduunka la adeegsan doono hadana sameynta kubadaha lagu cayaari doono waxaa si gaar ah loogu wareeejiyay hawshaas kuna guuleestaya shirkad laga leeyahay dalka Pakistan waxayna shirkadan sameesay dadaal xoogan oo aad loogu amaanay madaama ay kubadaha koobka aduunka lagu cayaari doono ku sameesay waqtigii loogu tala tala galay, fadlan qaabkii loo sameeyay hoos kaga bogo muuqaal ahaan:

Khawaja Akhtar waa masuulka ugu sareeyo shirkada Sports Pvt, Pakistan wuxuuna kaga guuleestay qandaraaska kubad sameynta shirkad reer China , Khawaja Akhtar waa shaqsi jecel daawashada kubada cagta wuxuuna xagaagan u guuleestay inuu sameeyo kubada ay ku cayaari doonaan xidigaha aduunka ugu caansan ee dalka Brazil isugu imaan doonaan.

Bal Nala Arag Sida Loo Sameeyay Kubada Koobka Aduunka Lagu Cayaari Doono:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close